GUUGUULE IYO MAANTA

0
959

Maxamuud Xaashi, waan ku raacsanahay in shacabku garsoore yahay maalinta doorashada oo ay qof walba abaalkiisa marin doonaan. Waxase wacnaan lahayd Axmed oo maanta sharaxan oo markaas la arko abaalkiisa tirada codka uu shacabka ka helo oo dabadeed la garab dhigo codkii uu helay doorashadii 2010. Laakiin loo wada joogee maalmo ka dib.