GUUGUULE IYO MAANTA

0
1061

Wada hadalkan aynu Muqdisho la bilownay aniga midh iga qora maanta, waa god aynu ku dhacnay ee inoogu duceeya hoggaamiye ceelkaas inaga soo saara. Waxa iyana aan intaas ku darayaa maxay kaaga taalaa mar haddii uu Xaaji Axmed November wareejinayo qasnadihii Baananka oo madhan sidii Rayaale.