GUUGUULE IYO MAANTA

0
973

Faan iyo hadalba waa soo oodmayaa dhawaan. Doorashadiiba waxa inaga xiga 5 toddobaad qofkii Alle gaadhsiiyo. Waar hooy waa la noolaanayaaye bal  hadaladiina iyo ficiladiina u meel daya oo dadka kala reebta ilayn waa la wada joogaa maalmo dabadeed’e.