GUUGUULE IYO MAANTA

0
1077

Miyaanan maalin hore idinku odhan Axmed-siilaanyo iyo xukuumadiisa waxa sahayan doona oo weliba naanays ku noqon doona dhulkan danta guud ee hadh iyo habeen la xaraashayo. Waa taas ay reer Hargeysa shalay awood shacab ku joojiyeen dhulkii dugsiyada markii  laga xishoon waayay in la ixtiraamo goobaha waxbarashada.