GUUGUULE IYO MAANTA

0
897

Waxaan idin weydiiyay miyaad maqasheen inuu nin wasiir ahi guri ka iibsaday Turkiga. Waar yaa yidhaahda hantida umaddan wada baahan oo la xadaa waxba ma tarto. Xasuuso heestii ahayd “nin agoon ku xaday qalin, qaaxo kama fogaato.”