GUUGUULE IYO MAANTA

0
981

Horta doorashada Alle nabad qab ha inoogu dhammeeyo, waxase hubaal ah haddii doorashadu inoogu dhacdo jawi wanaagsan oo nabadgelyo iyo cadaalad ah inay sawirkeena dunida kor u qaadayso. Markaas dadka xisbiyada u codaynaya waxaan ugu baaqayaa inay gacana ku codeeyaan, gacana nabadda ku ilaaliyaan.