GUUGUULE IYO MAANTA

0
1551

Taloow haddii maanta rayul caamka Somaliland la odhan lahaa cod u qaada Xaaji Axmed ma heli lahaa tiradii uu helay 2010-kii, jawaabtu way iska cadahay ee, waxaan idin weydiiyay culimada ma nidhaahnaa jimcaha masaajiida inooga duceeya sicir bararkan inagu habsaday.