GUUGUULE IYO MAANTA

0
954

Waxaan idin weydiiyay ma waxaynu ku heshiinay in sicir bararku sidan samada ugu socdo maalin walba inagoo dawlad iyo hay’ado leh. Waar anigu waxaan taaganahay cidda dambiga leh hala mariyo ciqaabteeda. Bal yaa qaadaya dambiga carruurta aan sicir barar dartii dabka loo shidin.