GUUGUULE IYO MAANTA

0
1256

Waaryaadheheen, odaygan Faratoon ee amniga loo dhiibay waxaan ka quustay maalintii dhawayd ee uu Buuhoodle dagaalku ka dhacay, ayaa isagoo ah wasiirkii dalka ugu awooda badnaa, intuu odayaal reerkooda ah soo dhex fadhiistay uu dabadeed  baaq nabadeed diray. Taloow miyaanu is ogayn inuu yahay ninkii arrintan hab dawladeed u geli lahaa.