GUUGUULE IYO MAANTA

0
986

Haddii ay maxkamadii sare tidhi kama garnaqayno khilaafka wakiilada, ma idinla tahay inaynu garta u dhiibno culimadii xalisay murankii Kiniisada Hargeysa ee go’aanka ka soo saartay. Waxaan aniguse dhallinyarada u gudbinayaa farriinta uu Mujaahid Ina Aw Cali soo saaray ee ah “waar dhallinyarooy dalkiina iyo qaranimadiina ilaashada oo siyaasiyiinta ha dhagaysanina.”