GUUGUULE IYO MAANTA

0
921

Haddii uu Axmed Siilaanyo doorashadan isa soo sharixi lahaa taloow imisa cod ayuu heli lahaa, laakiin horaa loo yidhi Aji is faanay leeb iyo qaanso ayaa loo dhiibaa. Taloow qolada Kenya waa kuwaas reer galbeed u soo gurmaday ee ninkii natiijada diiday indhaha ku dhuftee inaga yaa ina kala qaban oo inoo soo gurman.