GUUGUULE IYO MAANTA

0
691

Ma idinla tahay inaynu saddex murashax weydiino siday u kala nidaamin doonaan qoysaskooda iyo dawladnimada aynu u dooranayno. Waayo intii Xaaji Axmed joogay qoyskii iyo dawladnimadii ayaan la kala garanayn oo isku milmay. Imika ayaynu  dhownahay ee haddii ay doonaan ha inagaga baxaan markay kursiga fuulaane bal ma I tidhina waa dan’e ma u yeedhanaa habeen Muuse, Cirro iyo Faysalba.