GUUGUULE IYO MAANTA

0
840

Horta markaan arkay khilaafkan golihii wakiilada ka taagan, waxaan tabay Alle haw naxariiste Sheekh Ibraahim iyo guurtinimadiisii. Mida labaad xukuumadu waxay ahayd inay qaadato mawqifka Wasiirka xidhiidhka goleyaasha oo aanay mar kale wasiir Cadaani u soo dhiibin farriin dhinacyada sii kala fogaynaysa. Talyanle iyo Baashena waxaan leeyahay odaytinimo ayaa la idiinka baahanyahay dadkuna wuu idin eegayaa.