GUUGUULE IYO MAANTA

0
604

Alleylehe wax la iloobay oo ay xukuumadu ka seexatay aqoonsigii ayaa jira. Waayadii hore shirka Midowga Afrika waxa la diri jiray  dhawr nin si ay u soo qoolaadiyaan waxa meesha ka socda, imika laakiin waxaaba lagu bedelay shirarkan Imaaraadka Carabta. Waar doorashada yaa inaga qabta.