GUUGUULE IYO MAANTA

0
752

Ninkan uu Ina Cali Waraabe marna inoo sheegayo marna inoo shareerayo ee ku-xigeenka u noqonaya miyaad garanaysaan. Anigu waan garanayaa,  balse  taloow ninkaas iyo abtigay markay isku dhacaan yaa u garqaadi doona, laakiin waa nin ka siyaasisan nimankan KULMIYE iyo Waddani ku xigeenada u ah.