GUUGUULE IYO MAANTA

0
572

Faysal Cali Waraabe haddii uu madaxweyne noqdo Axmed Ismaaciil Samatar ayaa la hubaa inuu wasiir u noqonayo, haddii Muuse Biixi la doortana waxaan hubaa in Sacad Cali Shire wasiir sii ahaanayo, haddii Cirro madaxweyne noqdana Xuseen Axmed Caydiid ayay xaqiiq tahay inuu wasiirada la hubo noqonayo.