GUUGUULE IYO MAANTA

0
576

Waxaan shalay si guud u tiriyay wasiirada dalka ka maqan. Ina Cali Waraabe waa runtiiye wasiiradii oo dhami dalka waxaad moodaa inay ka guureen, kuna darsoo nin shaqo ku maqani ma jiro oo aynu ognahay. Waxaanse isweydiiyay haba dhoofeene, taloow markay baxayaan madaxweynaha fasax maka qaataan.