GUUGUULE IYO MAANTA

0
565

Waxaan idin weydiiyay berigii uu Siilaanyo SNM madaxda u ahaa taloow maamulkiisu ma sidan maanta ayuu ahaa mise waagaas wuu dhaamay. Waxa kaloon idin weydiiyay miyaad maqasheen xabsiga ayaa la dhigay Askari madaxtooyada ka tirsan oo Ismaaciil Buubaa ka sii daayay kadinka madaxtooyada. Waar hooy yaan awooda dawladda si khaldan loo adeegsan.