GUUGUULE IYO MAANTA

0
591

Koonfur Afrika ayaa Marxuum Cigaal ku tidhi   Basaboorka Somaliland adiga iyo wasiiradu inay dalkayaga ku yimaadaan waanu ogolaanay. Dabadeed wuxuu ku yidhi “Adeer aniga iyo  inta xilka haysaa waa dad koobanee ama shacabkayga oo dhan u ogolaada ama iska haysta.” Dee waa kuwii ogolaaday ee lagu tagi jiray. Imika bal Xaai Axmed intaas haku yidhaahdo Imaaraadkan Carabta ee leh qoyska madaxweynaha iyo wixii aanu dekedaa ka wada hadlaynaa ha ku yimaadaan Baasboorka Somaliland.  Alle haw naxariisto marxuum Cigaal.  Dadkiisa ayuu la dareen ahaa.