GUUGUULE IYO MAANTA

0
504

Wasiir baa diyaarad daawo ah dibadda ka keenay. Maba xuma, laakiin  Madaxweynihii aynu dooranay taloow mee?, teeda kale wasiirku halkuu ka keenay lacagta uu daawada soo siiyay. Wax walba waxa igaga daran nidaamkeenii dawladnimo. Diyaarad daawo ah oonu madaxweynihii ogayn, wasiirkii caafimaadkuna dalabkeeda samayn, markaasaa haddana la leeyahay hebelna nooliga diyaaradda ayuu bixiyay. Wasiiro iyagu is dhisa, halkii ay madaxweynaha ka dhisi lahaayeen iga dheh.