GUUGUULE IYO MAANTA

0
649

Nimankan dam-damiska Hargeysa ha iska yara qaf-qaf bataane waa niman heegan ah oo shaqaynaya, waanan bogaadinayaa. Qoladan KULMIYE waxaynu sugaynaa soo laba kaclaynta khilaafkoodii ay inagu odhan jireen waa Dimuqraadiyada dhexdayada ka jirta.