GUUGUULE IYO MAANTA

0
690

Nin baa shalay igu yidhi anigu, taloow dawladeenu miyay kacday waa tan lacag ururiya inagu wareerisee, markaan sababta weydiiyayna wuxuu igu yidhi Nayrobi ayaa laga lahaa.  Ana waxaan ku idhi waar waxaasi waa dacaayadii mafrashyadee, dadkaaga dhinac ka raac oo u gurmo dadkeena tabaalaysan.