GUUGUULE IYO MAANTA

0
563

Haddii Alle idmo khamiistan beri waa maalintii qaranimada Somaliland. Hambalyo ayaan leeyahay shacabkayga, ducana waxaan u dirayaa mujaahidiintii u shahiiday soo celinta qarankayga Somaliland, inta noolna waxaan leeyahay karaamo iyo sharaf ku noolaada.