GUUGUULE IYO MAANTA

0
469

Waar nimanyahoow dadkeenu adiyad badanaa. Maalintii uu madaxweynuhu Berbera gaadhiga ku tagay waxay lahaayeen odayga Imaaraadku maxay diyaarad ugaga qaadi waayeen madaarka Hargeysa, markii shalay uu Hargeysa diyaarad ku yimidna waxay yidhaahdeen waa madaxweyne dadkiisii oo abaaraysan diyaarad gobaladiisa ugu kala gooshaya.