GUUGUULE IYO MAANTA

0
751

Cibaarooyinka Siilaanyo aynu ka aragnay waxa maantana ka mid ah wakiil hoggaaminaya wefti oo booqanaya dal aan ahayn kii uu inoo fadhiyay, wasiir daakhili dalkiisii ku soo laabtay oo sidii oo uu dal kale tagay la soo dhawaynayo, badhasaabo caasimadda uun jooga. Alla yaa nidaamkeena dawladnimo inoo ilaaliya.