GUUGUULE IYO MAANTA

0
565

Waxa la yidhi dawladihii Somaliland oo dhan soo maray  waxa ugu aqoon iyo tayo wanaagsanayd Xukuumadii Marxuum Cigaal dhisay sannadkii 1997 ee uu Maxamuud Xaashi mucaaradka ku ahaa. Axmed Siilaanyana wuxuu maanta dhisay xukuumadii ugu tirada badnayd ee Somaliland soo marta. Dawlad 70 wasiir ah waa inoo koow.