GUUGUULE IYO MAANTA

0
721

Horta miyaad ogtihiin in Marxuum Cigaal geeriyooday isagoo gurigiisii Hargeysa uu bilaa jiingad yahay. Ma ogtihiin marmarka ay carruurtiisu soo booqdaan inaanu ku qaadi jirin baabuurta madaxtooyada. Maka war qabtaan inaan la arag Marxuum Cigaal oo suldaan ama koox beeshiisa ah kula shiraya madaxtooyada. Cali Jaamac Haabiil ayaa laga hayay  “Lix hal oo u wada gaar ahaa gocanayaa mooyi”. Alle haw naxariisto Marxuum Cigaal.