GUUGUULE IYO MAANTA

0
563

Waxaan arkayaa nin rageed xil wasiirnimo laga qaadayo oo lagu bedelayo nin aan habeen hal luntay soo helin. Markaas oo kalena madaxtooyadeena taladeedu waa laba midkood. Inay taladii ka luntay iyo in dantii qaranka laga door bidayo dan shakhsi. Intaas waxa ii raacda guryaha iyo deyrarka dadka laguma dumiyo awood dawladeed.