GUUGUULE IYO MAANTA

0
483

Waxaan idin weydiiyay daawadii uu Maxamuud Xaashi inagu lahaa sicir bararka ayaanu u soo helnay ee uu qawlalada ka xumbaynayay ma waxay noqotay suuqan madoow iyo sicir bararkan wejiga kale yeeshay. Culimadeenu Jimcaha ha inooga ducayso aafadan sicir bararka.