GUUGUULE IYO MAANTA

0
533

Horta Faysal, Cirro iyo Muuse miyaanay ahayn inay shacabka soo horfadhiistaan oo ay inooga jawaabaan haddii la doortaba inay qabyaaladan iyo qoysaskan dalkii qabsaday ku soconayaan iyo inay sidii Rayaale iyo Cigaal noqonayaan madaxweynayaal dalka xukuma. Nimanku dadkooda hala hadlaan.