GUUGUULE IYO MAANTA

0
524

Horta Xaaji Axmed miyaanu ahayn ninkii; Daahir Rayaale ka dacweeyay inantii Jendayi Frazer ee berigii uu mucaaradka ahaa ina soo booqatay. Iyadoo dadku leeyahay Maraykanku hana aqoonsado ayuu isagu yidhi Rayaale ayaa dimuqraadiyadda ku tumanaya. Marka safiir reer galbeed ah ceebaha dawladda loo sheego maxay madaxtooyadeenu la gubataa. Booraan hadimo ha qodin, hadaad qodana ha dheerayn ku dhici doontaana mooyee.