GUUGUULE IYO MAANTA

0
582

Guddi mus-danbeed ah oo madaxtooyadu u samaynayso komishanka doorashoyinka anigu macnahooda maan fahmin haddii sida uu macalin xildhibaan Qabile inoo sheegay aanay madaxtooyadu doonayn doorasho ay minxiis ka tahay. Madaxweynaha waxaan leeyahay arrintaas iska hubo oo ha ku degdegin.