GUUGUULE IYO MAANTA

0
572

Waaryaadheheen. Ninkii Cali Xoor-xoor ma waxa u dambaysay in askar loo soo diro oo cagta dhulka loogu dhufto isagoo jooga magaaladii uu madaxweynaha da’d ban mar ka ahaan jiray. Duufaanada siyaasaddu markay kula tagaan waa noocan Cali ku dhacday oo kale.