GUUGUULE IYO MAANTA

0
701

Intii ka dambaysay saldhigii laga ansixiyay labada gole, waxa muuqata in shacabku su’aalo badan iska weydiiyeen xaaladda dalka. Taasi waa taas, intaas waxaan raacin lahaa ninkan Donald Trump waxaan u malaynayaa in loo soo diray baabiinta Maraykanka, maalintuu hadlaba qori dableh ayuu qolo ku qabanayaa.