GUUGUULE IYO MAANTA

0
889

Nin ay marxuum Cigaal Alle haw naxariiste qaraabo ahaayeen ayaa wakhtigii uu xilka hayay si qarsoodi ah guri dawladeed looga siiyay magaalada Berbera, isna wuu sii iibiyay. Dabadeed Cigaal ayaa ogaaday oo wuxuu yidhi anigu ku ceeboobi maayo qoyskiisa ayuu hantidii umadda u boobaye, la siiyaha iyo iibsadahaba waxoodu waa waxba kama jiraan oo hantida qarankaa leh. Bal ka warama libaaxaas.