GUUGUULE IYO MAANTA

0
752

22Horta Farmaajo iyo kuwa hadal hayaaba ha ogaadaan inaan Somaliland Ubax loo lulayaa kaga soo horayn, ragguna haddaanu maanta is baranayn hore ayuu isu bartay. Ee ninkaas waxaad iga gaadhsiisaan yaan wakhtigu kaaga dhicin xaflado iyo heeso laguugu damaashaadayo.