GUUGUULE IYO MAANTA

0
806

22Bal aynu eegno khudbadda Xaaji Axmed ee Axadda inuu sidii dadka caadiga ah uga hadlo saldhiga iyo inuu shacabkiisa u sharaxo faa’iidada uu ku arkay saldhigan yar ee Berbera. Goleyaashan Guurtida iyo Wakiiladuna beri waxay noqon doonaan kuwii uu Ibrahim Gadhle ka gabyay ama kuwo danta qaranka wax walba ka horaysiiya.