GUUGUULE IYO MAANTA

0
1107

22Horta qoladan KULMIYE mid bay gar ku leeyihiin in doorashadu wakhtigeeda ku dhacdo, oo way inaga xogogaalsanyihiin, qoladan mucaaradkuna garbay leeyihiin oo abaaraha jiree doorashada dib haloo dhigo waa qodob doow ah. Laakiin tallo waxay u taalaa dadkan shacabka ah ee arrimuhuun dusha ka daawanaya.