GUUGUULE IYO MAANA

0
569

Berigii Rayaale joogay waxa laga ducaysan jiray shirkadii Total, imikana waxa laga ducaystaa sicir bararka. Taloow maxay idinla tahay haddaynu culimada nidhaahno sidii abaaraha inooga duceeya sicir bararkan ilayn dadkeenii wuu baabiiye mise qaar baa odhan doona dawladaa na qabsanaysa.