Guuguulaha Maanta

0
1129

Waxa muuqata inay Axmed Siilaanyo iyo dunidii kala fogaadeen. Dee ninkii Rayaale waa kan joogee bal hala weydiiyo siduu nimanka ula macaamili jiray. Rayaale markuu ciidanka bariga dhaqdhaqaajiyo ama uu muddo korodhsi sameeyo cidina kuma qaylin jirin, laakiin nimankii reer galbeed iyo Xaaji Axmed waa isku jiq oo talaabada uu qaadaba way ku qaylinayaan.