Dr. Xuseen-Xoog Oo Tacsi U Diray Ehelka Marxuum Suldaan Galaal

0
1492

galaalAnigoo ah Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen-Xoog), waxaan tacsi u dirayaa shacabka, ehelada iyo asxaabta uu ka geeriyooday Marxuum Suldaan Maxamed Cabdillaahi Xuseen (Galaal) oo shalay ku geeriyooday magaalada Makka ee dalka Sucuudiga. Marxuumkana waxaan Alle uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo. Aaamin.