Dhallinyarada Bah-gobo Oo Taageertay Murashaxnimada Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi

0
688

Anaga oo ah dhalinyarada beesha BAH-GOBO waxaanu si buuxda ugu hambalyaynaa xilka Gudoomiyo-nimo ee loo doortay Xisbiga Kulmiye , Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi, sidoo kale waxaan taageero buuxda u diraynaa go'aanka geesnimda leh ee uu ku dhawaaqay Musharaxnimada Jagada Madaxwayn-nimo ee Xisbul Xaakimka Kulmiye.

Sidoo kale Jaaliyada Beesha Bahgobo ee Dalalka Jabuuti Iyo Ingiriiska ayaa iyaguna si buuxda u taageeraaya Musharxnimada Madaxwayno-nimo ee Xisbiga kulmiye Doorashada Soo socota.

Gudoomiyaha Dhalinyarada: Mudane Abdilahi Saleeban Ali

Gudoomiyaha Jaaliyada Jabuuti: Mudane Mawliid Cabdi Boodhle

Gudoomiyaha Jaaliyada Bristol: Mudane Cumar Xaaji Adan Cigaal