Dhagayso:- Qudbadii Madaxweyne Siilaanyo Ka Jeediyey Xuska 18 May

0
632

geeskaHargeysa (Geeska)-Madaxweynaha ayaa qudbad taabanaysa gooni isu taaga iyo aayo ka tashiga Somaliland maanta jeediyey, waxaanu si gaara fariimo ku aadan jiritaanka Somaliland u diray madaxda iyo dawlada Somalia, halkan ka dhagayso.