Liiska Xidigo Caana Oo La Filayo Inay Dib Ugu Soo Noqdaan Horyaalka Premeir League-ga

Published on Jun 23 2017 // Ciyaaro
Liiska Xidigo Caana Oo La Filayo Inay Dib Ugu Soo Noqdaan Horyaalka Premeir League-ga
  Horyaalka wadanka Ingiriisa ee Premier League-ga ayaa kamid ah horyaalada caalamada kuwa ugu caansan, waxaana jira xidigo magac iyo sumcad wayn ku leh kubadda cagta oo ka xamaasha horyaalkan,gaar ahaana kuwo kasoo hayaamay qaaradaha Laatin Amerika iyo Afrika. Mar lasameeyey xog ururin iyo codod...

Angel Di Maria Oo Lagu Xukumay Hal Sano Oo Xadhiga Iyo Sababta Xukunkiisa

Published on Jun 23 2017 // Ciyaaro
Angel Di Maria Oo Lagu Xukumay Hal Sano Oo Xadhiga Iyo Sababta Xukunkiisa
   Xidiga Garabka Weerarka uga safta kooxda Paris Saint Germain Angel Di Maria ayaa lagu xukumay xabsi hal sano ah kadib markii uu qirtay inuu musuq-maasuqay cashuur waqtigiisii horyaalka Spain.Ciyaariyahanka reer Argentina ayaa geystay khiyaamo dhanka canshuura ah oo dhan 1.14 Milyan oo Pound...

Dani Alves Oo Markale La Midoobaya Macalinkiisii Hore Pep Guardiola Kuna Soo Wajahan Etihad Stadium

Published on Jun 23 2017 // Ciyaaro
Dani Alves Oo Markale La Midoobaya Macalinkiisii Hore Pep Guardiola Kuna Soo Wajahan Etihad Stadium
Dani Alves ayaa heshiis laba sanadood ah ugu biiraya kooxda ka dhisan England ee Manchester City sida ay kusoo waramayaan warbaahinta Ingiriisku.  Waxaa se hortaagan oo caqabad ku noqon kara Heshiiska uu ku joogo Juventus.Difacii hore Barcelona wuxuu shalayto [Isniin} la kulmay maamulka Bianconerri...

Shan Arimood Oo Ku Khasbaya Man United Inay Hesho Cristiano Ronaldo

Published on Jun 23 2017 // Ciyaaro
Shan Arimood Oo Ku Khasbaya Man United Inay Hesho Cristiano Ronaldo
Dhawaan ayey ahayd markii xidiga afarta jeer loo caleemo saaray bilada xidignimada adduunka ee Ronaldo uu gaadhay go’aanka ah inuu katagayo Real Madrid Isagoo ku sababeeyey inay kooxdiisu waxba kala qaban arimaha lagu eedeeyey ee cashuur lunsiga. Inti ka dambaysay warkaasi ayaa waxa loolan wayn...

Guuguulaha Maanta

Published on Jun 23 2017 // Warar
Guuguulaha Maanta
Dawladeenu taloow diyaaradahan marna Oodweyne duqaynaya marna Saylac agteeda miyay fahmi weyday oo warkooda waanu weynay ayaynu ka rumaysanaa. Intaas waxaan ku darayaa madaxweynaheenii miyuu inala ciidayaa mise Imaaraadka ayuu ku ciidayaa.  

Diyaarado Ka Soo Kacay Saldhigyada Djibouti Oo Duqaymo Ka Gaystay Deegaanada Gobalka Salal

Published on Jun 23 2017 // Warar
Diyaarado Ka Soo Kacay Saldhigyada Djibouti Oo Duqaymo Ka Gaystay Deegaanada Gobalka Salal
Muwaadin ay xoolihiisa duqeeyeen iyo badhasaabka Salal oo ka hadlay diyaaradahan Selel(Geeska)-Badhasaabka gobalka Selel Axmed Maxamed Xaashi  ayaa daboolka ka qaaday in diyaarado ay duqaymo ka gaysteen gobalkaas Salal, kaas oo ay ku laayeen xoolo nool. Diyaaradahan oo aan weli la aqoonsan ayaa...

Xildhibaan Baar Oo Cod Dheer Kaga Digtay Halista Sicir Bararku Ku Hayo Nolosha Dadka

Published on Jun 23 2017 // Warar
Xildhibaan Baar Oo Cod Dheer Kaga Digtay Halista Sicir Bararku Ku Hayo Nolosha Dadka
“Haddii Sicir Bararku Sidan Ahaado Khatar Bay Noqonaysaa, Oo Nabadgalyada Ayaa Faraha Ka Baxaysa” Hargeysa (Geeska)-Marwo Baar Siciid Faaraxa, oo ka mid ah Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadashay sicir bararka dalka ka taagan, waxayna sheegtay in noloshii...

Cali Khaliif Oo Furitaanka Distoorka Ku Tilmaamay Xudunta Wada Hadalada

Published on Jun 23 2017 // Warar
Cali Khaliif Oo Furitaanka Distoorka Ku Tilmaamay Xudunta Wada Hadalada
Hargeysa(Geeska)-Prof.Cali Khaliid Galaydh ayaa sheegay inay u baahan yihiin in dastuurka Somaliland lagu muujiyo awood qaybsiga dalka, waxaanu daboolka ka qaaday in dastuur furistiisu ay xudun u tahay wada hadalka oo arimaha kale ee laga wada hadlaayo lagu salaynaayo. Waxa uu Cali Khaliif  difaacay...

Xog-waranka Hooyo Wiil Iyo Gabadh Ay Dhashay Ku Weyday Tahriibka Iyo Guurka Qaaliyoobay Oo Sabab U Ah Dhallinyarada Badda Isku Biimaysa

Published on Jun 23 2017 // Warar
Xog-waranka Hooyo Wiil Iyo Gabadh Ay Dhashay Ku Weyday Tahriibka Iyo Guurka Qaaliyoobay Oo Sabab U Ah Dhallinyarada Badda Isku Biimaysa
BBC oo warbixin ka diyaarisay tahriibka iyo dhallinyarada Hargeysa Hargeysa(Geeska/BBC)-Telefishanka BBC-da ayaa warbixin ka diyaariyay xaaladda tahriibka ee Somaliland iyo weliba saamaynta uu ku yeeshay qoysas badan. Warbixintan waxa laga halacsanayaa in guurka qaaliyoobay qayb ka yahay tahriibka dhallinyaro...

Boqorka Sucuudiga Oo Isbedel Yaab Leh Ku Sameeyay Dhaxal Sugaha Boqortooyada

Published on Jun 23 2017 // Warar
Boqorka Sucuudiga Oo Isbedel Yaab Leh Ku Sameeyay Dhaxal Sugaha Boqortooyada
Boqorka Sacuudiga, Salman ayaa wiilkiisa 31 jirka ah ee Mohammed bin Salman u dallacsiiyey dhaxal-sugaha boqortooyada, isaga oo ka dhigay ninka ugu horreeya liiska qofka xiga ee noqonaya boqorka. Mohammed Bin Salman ayaa sidoo kale sii ahaan doona wasiirka gaashaandhigga, isaga oo dushana kala socon...

Dumar Aan Marwada Koowaad Ahayn Oo Saamayn Ku Yeeshay Xukunka (Q: 1aad)

Published on Jun 22 2017 // Googooska Geeska
Dumar Aan Marwada Koowaad Ahayn  Oo Saamayn Ku Yeeshay Xukunka (Q: 1aad)
Hargeysa (Geeska)- Waxa ay si muuqata oo awood leh uga qayb qaadataa talada iyo go’aanqaadashada siyaasadaha Guriga Cad ee Maraykanka, waxa ay meteshaa arrimaha haweenka ee dalka Maraykanka. Waa Ivanka Trump oo uu dhalay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, oo buug ay bishii ina dhaaftay ee Meey...

Soonka Iyo Sixada (22): Basasha Casi Waxa Ay Dishaa Unugyada Kansarka Ee Jidhka Ku Abuurma

Published on Jun 22 2017 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Cilmibaadhis dhowaan lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in basasha cas ay ku jiraan maaddooyin iyo isku-dhisyo kiimikaad oo dila unugyada kansarka. Cilmibaadhistan oo ay sameeyeen xeeldheerayaal ka tirsan jaamacadda Ohio ee dalka Maraykanka, natiijadeedana uu Geeska Afrika...

Qaladaadka Caafimaadka: Xukunka Cisbitaal 26 Sano Ka Hor Isku Qalday Laba Hablood Oo Ku Dhashay

Published on Jun 22 2017 // Googooska Geeska
Qaladaadka Caafimaadka: Xukunka Cisbitaal 26  Sano Ka Hor Isku Qalday Laba Hablood Oo Ku Dhashay
Vienna (Geeska)- Cisbitaal ku yaalla magaalada Gratis ee koonfurta dalka Usteri ayaa la saaray masuuliyadda isku qaldid lagu sameeyey laba hablood oo ku dhashay cisbitaalka muddo hadda laga joogo 26 sano, waxa aana lagu xukumay in uu bixiyo khasaare mooral iyo karaamo dilid aadame ah ee ku dhacay labada...

INVITATION TO SUBMIT QUOTES FOR WATER FACILITIES RAHBILITATION AND CONSTRUCTION IN SOOL AND SANAAG

Published on Jun 22 2017 // JOBS
INVITATION TO SUBMIT QUOTES FOR WATER FACILITIES RAHBILITATION AND CONSTRUCTION IN SOOL AND SANAAG
                                                                               ...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Jun 21 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Horta waxaan idin weydiiyay distoorkeenu imisa fasax ayuu madaxweynaha siiyay sannadkii oo uu arrimo gaar ah ugu baxo dibadda. Ilayn sannadkan oo keliya waa safarkii saddexaad’e. Waxaan moodayay in Marxuum Cigaal wakhti sii horaysay inagu yidhi “Waxa la ii doortay dal aanan fasaxayga qaadan...

Cali Khaliif Galaydh Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Puntland Oo Ka Dhan Ah Heshiiska Hargeysa Lagu Saxeexay

Published on Jun 21 2017 // Warar
Cali Khaliif Galaydh Oo Si Adag Uga Jawaabay  Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Puntland Oo  Ka Dhan Ah Heshiiska Hargeysa Lagu Saxeexay
Hargeysa(Geeska)-Prof,Cali Khaliif Galaydh ayaa si aad ah u dhaliilay madaxweynaha Puntland isaga oo sheegay in aanay waxba ka dhaxayn maamulka Puntland. Cali Khaliif waxa uu ku dhaliilay madaxeynaha Puntland Cabdiwali Gaas in uu yahay in aan xukumin magaalada Gaalkacayo oo uu dhalasho ahaan ka soo...

Qiimaha Sarrifka Dollarka Oo Gaadhay Halkii U Saraysay Iyo Amaradii & Qorsheyaashii Xukuumadda Oo Socon Waayay

Published on Jun 21 2017 // Warar
Qiimaha Sarrifka Dollarka Oo  Gaadhay Halkii U Saraysay Iyo Amaradii &  Qorsheyaashii Xukuumadda Oo Socon Waayay
Hargeysa(Geeska)-Qiimaha sarrifka dollarka ee suuqyada Hargeysa ayaa u muuqda inaanu sare u kac mooyee jirin wax hoos u soo noqonayaa, waxaanu halkii dollar marayaa halkii abid ugu saraysay oo ah in halkii dollar laguugu bedelayo 9500 oo ah lacagta Somaliland, halka markaad lacagta Somaliland sidato...

Talyanle Oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Khaatumo Iyo Somaliland

Published on Jun 21 2017 // Warar
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Cabdiraxmaan Talyanle), sidoo kalena ka tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay shirkii dhawaan dhexmaray Xukuumadda Somaliland iyo Maamulka Khaatumo ee lagu soo gunaanaday shirarkii dhawrka ahaa ee dhexmaray, waxaanu sheegay inuu...

Soonka Iyo Sixada (21): Habka Ugu Fiican Ee Aad Asiidhka / Gaasta Isaga Ilaalin Karto Xilliga Soonka

Published on Jun 21 2017 // Googooska Geeska
Soonka Iyo Sixada (21): Habka Ugu Fiican Ee  Aad Asiidhka / Gaasta Isaga Ilaalin Karto Xilliga Soonka
Hargeysa (Geeska)- Asiidhka/Laab dillaacu waxa uu ka mid yahay dhibaatooyinka caafimaad ee dadka ugu badani ka cawdaan, gaar ahaan bisha soonka, waxa aana inta badan la’ la xidhiidhiyaa ku talaxtag ay dadku ku sameeyaan cunista cuntada. Qormadan oo uu Geeska Afrika turjumay waxa ay shabakadda wararka...

“Sicir Bararku Waa Aafo La Bilaabmatay Xukuumadan, Waana Aafo Ay Inagaga Tagayso”Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani

Published on Jun 21 2017 // Warar
“Sicir Bararku Waa Aafo La Bilaabmatay Xukuumadan, Waana Aafo Ay Inagaga Tagayso”Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Cismaan Afgaab Nuur, ayaa hadlay sicir bararku heerka uu ka marayo Somaliland, waxaanu sheegay in Masuuliyadda Sicir bararka ay sabab u tahay Xukuumadda, waxaanu tilmaamay qiimo dhaca ku yimid shilinka Somaliland inay sabab u tahay Xukuumaddu. Guddoomiyaha...

Muhiimadda Caafimaad Ee Cunista Beedku Ay Leedahay Iyo Xaddiga Ugu Habboon Ee Laga Cuni Karo

Published on Jun 21 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Dad badan ayaa isweydiiya beedka iyo muhiimadda caafimaad ama khatarta uu keeni karo, waxa kale oo aalaaba dadka madow ka gala in uu jiro xaddi u cayiman in aanu qofku ka badin beedka uu cunayo, haddaba sida qormadan oo uu Geeska Afrika turjumay ku sheegayso shabakadda Brights side...

Hal-Abuurku Aan Lacag Ku Xidhnayn: Arday Curisay Qalab Sida Aadamaha U Shaqaynaya Oo Gubashada Bakhtiinaya

Published on Jun 21 2017 // Googooska Geeska
Hal-Abuurku Aan Lacag Ku Xidhnayn: Arday Curisay Qalab Sida Aadamaha U Shaqaynaya Oo Gubashada Bakhtiinaya
Ankara (Geeska)- Koox arday ah oo wax ka baratay kuliyadda Injineeriyadda Korontada iyo qalabka korontada ku shaqeeya ee jaamacadda Cusmaan Qazi ee dalka Turkiga ayaa ku guulaystay samaynta mishiin aadame-la-mood ah oo lagula dagaalamo dabka. Qalabkan ayaa leh nidaam dareen oo uu ku garanayo dabka, kadibna...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Jun 20 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Bal ka warama heerka uu marayo nidaamkeenii dawladnimo. Wasiir-xigeen ayaa laba wasiirul-dawle xilkii u kala wareejinaya. Wuxuun baan maqli jiray Xaajiga waxa SNM lagala wareegay iyadoo raggii dagaalami lahaa ay maxaabiis noqdeen oo baraago lagu dhex xidh-xidhay. Dawladnimooy kumee, kuma arkee kumee.  

Wasiir Sacad Oo Soo Bandhigay Laba Qodob Oo Xukuumadu Ku Taageertay Xulafada Sucuudiga, Kana Hadlay Sababta Uu Uga Hadhay Weftiga Madaxweynaha

Published on Jun 20 2017 // Warar
Wasiir Sacad Oo Soo Bandhigay Laba Qodob Oo Xukuumadu Ku Taageertay Xulafada Sucuudiga, Kana Hadlay Sababta Uu Uga Hadhay Weftiga Madaxweynaha
Hargeysa (Geeska)-Wasiirka arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa ka jawaabay su’aalo ay shacabka Somaliland iska weydiinayaan sababta ay dawladda Somaliland u kala taageertay dalalka Khaliijka maadaama oo aanu midkoodna aqoonsanayn Somaliland. Wasiir Sacad, wuxuu...

Badhasaabka Gobalka Togdheer Iyo Isu-duwaha Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Warbaahinta Isu Mariyay Hadalo Kulul

Published on Jun 20 2017 // Warar
Badhasaabka Gobalka Togdheer Iyo Isu-duwaha Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Warbaahinta Isu Mariyay Hadalo Kulul
Hargeysa(Geeska)-Wasaarada hawlaha guud iyo badhasaabka gobalka Togdheer ayaa eedaymo isugu jeediyay dhul ku yaala guriga badhasaabka gobalka Togdheer oo uu qof shacab ahi  dhisanaayo. isu-duwaha wasaarada hawlaha guud ee Togdheer Cabdilaahi Cabdi Cige oo warbaahinta ugu horayntii la hadlay ayaa...

Qaab Noocee Ah Ayay Xisbiyadu Ugu Kala Qoranyihiin Waraaqaha Cod Bixinta?

Published on Jun 20 2017 // Warar
Qaab Noocee Ah Ayay Xisbiyadu Ugu Kala Qoranyihiin Waraaqaha Cod Bixinta?
Hargeysa(Geeska)-Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa si rasmi ah u soo saaray qoraal ku saabsan qaabka ay xisbiyada qaranku doorashada madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa ay ugu kala saraynayaan warqadaha doorashada iyo qoraalada la xidhiidha. Komishanku waxa uu sheegay in qaab qori tuur ah...

Masar Oo Dalbatay inay Buuxiso Dhulka Ay Ciidamada Qatar Baneeyeen Iyo Dareenada Siyaasadeed Ee Ka Dhashay?

Published on Jun 20 2017 // Warar
Masar Oo Dalbatay inay Buuxiso Dhulka Ay Ciidamada Qatar Baneeyeen Iyo Dareenada Siyaasadeed Ee Ka Dhashay?
Djibouti(Geeska/W.Wararka)-Dawladda Masar ayaa la sheegay inay qaadatay go’aan ah inay buuxiso kaalintii ay baneeyeen ciidamada dalka Qatar ee xuduuda u dhaxaysa dalalka colka ah ee Djibouti iyo Ereteria. Warar soo baxaya oo dhex wareegaya xidhiidha diblomaasiyiinta, ayaa sheegaya in dawladda...

Guddiga Wanaag Farista Oo Ka Hadlay Dhar Ciideed Ay Qabteen

Published on Jun 20 2017 // Warar
Guddiga Wanaag Farista Oo Ka Hadlay Dhar Ciideed  Ay Qabteen
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Guddida Wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Cabdala, ayaa sheegay in dalka la keenay dawooyin iyo cunooyin aad u badan oo khatar dhibaato caafimaad keenaya, waxaanu si gaar ah uga hadlay Bariiska caaga ka sameeysan ee dalka la keenay,...

Qatar Oo Shuruud Ku Xidhay Wada Hadal Dhex Mara Dalalka Xayiraadda Saaray

Published on Jun 20 2017 // Warar
Qatar Oo Shuruud  Ku Xidhay Wada Hadal Dhex  Mara Dalalka Xayiraadda Saaray
Dooxa(Geeska/Jazeera)-Dawladda Qatar ayaa shuruud ku xidhay wada hadal u bilaabma Qatar iyo dalalka Sucuudiga, Imaaraadka, Masar iyo Barxayn, waxaanay sheegtay Qatar inaanay wada hadal la galayn dalalkan ilaa ay qaadaan xayiraadda ay saareen. Wasiirka arrimaha dibadda Qatar oo Dooxa ugu waramay warbaahinta,...

Midowga Yarub Iyo Dalka Ingiriiska Oo Ay U Furmeen Wadahadaladii Kalagurashadu

Published on Jun 20 2017 // Warar
UK (Geeska)-Wasiirka Britain u qaabilsan wadaxaajoogka ka bixitaanka Midawga Yurub David Davis ayaa sheegay in uu wadahadalka galayo isaga oo wata maxkas oo horseedi doonta "arrin la taaban karo oo yididiilo leh". Markii uu wadahadalka ka billaabay magaalada Brusselsna wuxuu sheegay in ay ka...

Soonka Iyo Sixada (20): Faa’idooyinka Khudraddu U Leedahay Caafimaadka Wadnaha Iyo Sambabada

Published on Jun 20 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Qormadan oo uu Geeska Afrika Afsoomaali u rogay waxa aynu ku eegaynaa waxyaabaha dhammaadka soddonka cisho ee soonka laga filan karo jidhka qofka soo dhammaystay bishan. Dr. Majdi Badraan oo ku xeeldheer caafimaadka hab-dhiska difaaca jidhka, ayaa sheegay in soddon maalmood oo la afxidhnaado...

Qisada Muslimiddii Mike Tyson, Horyaalkii Feedhka Miisaanka Culus Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyey Kufsigii Lagu Eedeeyey

Published on Jun 20 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Mike Tyson oo ka mid ahaa halyeeyada ugu magaca dheer ee soo maray dunida feedhka, xilligii uu ciyaari jirayna waxaa lagu tilmaami jiray ninka loogu cabsi badnaa ee abid soo mara feedhka, oo macnaheedu yahay in feedhyahanka ay is waajahayaan inta aanu dagaalkoodu bilaabmin in uu sii...