GUUGUULE IYO MAANTA

Published on May 31 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Horta anigu waxbaan fahmi la’aye Axmed Siilaanyo ma waxaynu u dooranay inuu ina hoggaamiyo mise inuu maalinba magacaabo guddi yar oo uu yidhaahdo arrimihii isaga loo doortay ka shaqeeya oo ka soo tallo bixiya. Adeer dab haddaan idhaahdo ilayn afku ima gubanaye, odayga sidan waa looga hanweynaa...

“Sicir Bararka Siyaasad Xumo Iyo Fashilaad Xumo Xukuumadda Ah Ayaa Wax Lagaga Qaban Kari Waayay, Noloshii Iyo Maceeshadiina Meel Xun Ayay Maryaan”

Published on May 31 2017 // Warar
“Sicir Bararka  Siyaasad Xumo Iyo Fashilaad Xumo Xukuumadda Ah Ayaa Wax Lagaga Qaban Kari Waayay, Noloshii Iyo Maceeshadiina Meel Xun Ayay Maryaan”
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiilada, Cabdiraxmaan Cismaan Caalin, ayaa ka hadlay Sicir Bararka,waxaanu tilmaamay in qorshe xumo dhinaca Xukuumadda ah ilaa hadda aan waxba lagaga qaban, balse Xukuumadda looga baahan yahay dhiirato oo ay la timaado siyaasad cad...

Dawladda Imaaraadka Oo Sheegtay In Ciidamo Ay Ka Joogaan Soomaaliya Iyo Sababaha Ku Kallifay

Published on May 31 2017 // Warar
Dawladda Imaaraadka  Oo  Sheegtay In Ciidamo Ay Ka Joogaan  Soomaaliya Iyo Sababaha Ku Kallifay
Washington (Geeska)- Danjiraha dalka Imaaraadka u fadhiya Maraykanka ayaa ka hadlay iskaashiga milateri ee ka dhexeeya dalkiisa iyo dalka Maraykanka, isaga oo xusay in joogitaanka milateri ee Imaaraadku dhowaanahan ku leeyahay Soomaaliya uu qayb ka yahay iskaashigaas iyo garab siinta ciidamada Maraykanka...

Hargeysa: 29 Sannadood Ka Hor Iyo Saaka Oo Kale & Gudo-galkii SNM

Published on May 31 2017 // Warar
Hargeysa: 29 Sannadood Ka Hor  Iyo Saaka Oo Kale & Gudo-galkii SNM
Saaka oo kale oo ay taariikhdu tahay 31-May waxa ay ku beegantahay 31kii May,1988, taas oo ahayd subaxnimadii ciidamadii Mujaahidiinta ahaa ee SNM xalay oo kale oo saq dhexe ahayd ka dhex hilaaceen gudaha Magaalda Hargaysa oo ay ku sugnaayeen ciidamadii Maxamed Siyaad Barre. Si kale haddii loo yidhaahdo...

Wasaaradda Caafimaadka Oo Ka Digtay In La Bixiyo Xoggo Shuban Biyood Oon Iyaga Ka Soo Bixin

Published on May 31 2017 // Warar
Wasaaradda Caafimaadka Oo Ka Digtay In La Bixiyo Xoggo Shuban Biyood Oon Iyaga Ka Soo Bixin
Hargeysa (Geeska)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Saleebaan Jaamac Diiriye, ayaa ka hadlay shuban biyoodka ka dilaacay Magaalada Burco, ee keenay Dhimashada, iyo in dad badan soo rito, waxa uu sheegay in Wasaarad ahaan ay dadaal xoogan ugu jiraan sidii loola tacaali lahaa, meeshana looga saari...

Khilaafkii Hawada Somaliland Iyo Somaliya Oo Soo Laba Kacleeyay

Published on May 31 2017 // Warar
Khilaafkii Hawada Somaliland Iyo Somaliya Oo Soo Laba Kacleeyay
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka duulista iyo hawada Jamhuuriyadda Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa daboolka ka qaaday in dib uu u soo cusboonaaday khilaafkii dhanka maamulka hawada ee ka dhaxeeyay Somaliland iyo Somaliya,waxaanu  Sheegay inay ogolyihiin in wadahadal laga yeesho arimaha hawada ee laysku...

Wasiirka Qorshaynta Oo Qabtay Shir La Isugu Keenay Hay’adaha Iyo Ururada Caalamiga Ah

Published on May 31 2017 // Warar
Wasiirka Qorshaynta Oo  Qabtay Shir La Isugu Keenay  Hay’adaha Iyo Ururada Caalamiga Ah
Hargeysa(Geeska)-Waxa shalay Hargeysa ka qabsoomay shir ay isugu yimaadeen hay’adaha iyo ururada caalamiga ah ee dalka jooga. Shirkan oo u gudoominayay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Somaliland Mud. Maxamed Ibraahim Aden (Qabyo tire)  ayaa waxa ku wehelinayey Wasiiru-dawlaha Qarshaynta, Wasiirku-xigeenka...

Soonka Iyo Sixada (2): Cunista Badan Ee Hilibka Xooluhu Waxa Ay Keeni Kartaa Wadne Xanuun, Kansark Iyo Macaan

Published on May 31 2017 // Googooska Geeska
Soonka Iyo Sixada (2): Cunista Badan Ee Hilibka Xooluhu Waxa Ay Keeni Kartaa Wadne Xanuun, Kansark Iyo Macaan
Hargeysa (Geeska)- Sannad kasta bilowga bisha soon iyo horraanteedaba waxa ay dhakhaatiirtu soo saaraan talooyin caafimaad oo qofka muslimka ah ka caawinaya in uu cibaadadan qaaliga ah guto, isaga oo dhinaca kalana ka helaya caafimaadkii jidheed ee ku jiray, kana fogaanaya khatartaha iman kara haddii...

Talooyin Ku Aaddan Gabadh Kasta Oo Da’da Afartan Jirka In Ay Gaadho U Diyaar Ah (Q.1aad)

Published on May 31 2017 // Googooska Geeska
Talooyin Ku Aaddan Gabadh Kasta Oo Da’da  Afartan Jirka In Ay Gaadho U Diyaar Ah (Q.1aad)
Washington (Geeska)- Wendy Ryden oo ah qoraa xidhiidhka bulshada aad wax uga qorto ayaa maqaal ay ku faafisay degelka Internet ka ee Life hack waxa ay ku sheegtay in ay bilo yar oo keliyi ka xigaan da’da 40 jirka oo ay aaminsan tahay in ay wadato waayo iyo hawlo u gaar ah oo ugu yaraan ka duwan...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on May 30 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Horta nidaamkeenii dawladnimo wuu liitaa ee inoo duceeya. Miyaad maqasheen inay is arkeen komishankeenii iyo nimankii reer galbeed.  

Telefishan Denmark Ah Oo Warbixin Ka Diyaariyay Hablihii Laga Qabtay Madarasada Hargeysa Iyo Mid Ka Mid Ah Oo Sheegtay In Dhaawacyo La Gaadhsiiyay

Published on May 30 2017 // Warar
Telefishan Denmark Ah Oo Warbixin Ka Diyaariyay Hablihii Laga Qabtay Madarasada Hargeysa Iyo Mid Ka Mid Ah Oo Sheegtay In Dhaawacyo La Gaadhsiiyay
Copenhagen(Geeska/ TV2)-Mid ka mid ah hablihii reer Somaliland ee dhawaan laga soo qabtay madarasad ku taala magaalada Hargeysa ee dib loogu celiyay dalka Yurub iyo Maraykanka, ayaa markii u horaysay warbaahinta la hadashay. Gabadhan oo magaceeda la yidhaahdo Yaasiin Cismaan, degena dalka Denmark ahna...

Xildhibaan Waabeeye Oo Soo Bandhigay Isbedelka Xukuumadda Ku Yimid Mudadii Isbahaysigu Ka Sii Maqnaa

Published on May 30 2017 // Warar
Xildhibaan Waabeeye Oo Soo Bandhigay Isbedelka Xukuumadda Ku Yimid Mudadii Isbahaysigu Ka Sii Maqnaa
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye) oo hadda ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee uu dalku marayo iyo doorashada madaxtooyada ee soo socota. Xildhibaan Waabeeye oo ahaa guddoomiye-xigeenkii 2aad ee xisbiga KULMIYE, ka hor intii aanu...

Maxaabiista Xabsiyada Dalka Oo La Ogaaday Inay Isticmaalaan Facebook iyo Twitter

Published on May 30 2017 // Warar
Maxaabiista Xabsiyada Dalka Oo La Ogaaday  Inay Isticmaalaan Facebook iyo Twitter
Hargeysa(Geeska)-Wasaarada cadaalada Somaliland ayaa daboolka ka qaaday inay raadinayaan nidaam Tignoolajiyadeed oo ay xabsiyada dalka kaga joojiyaan isticmaalka shabkadaha bulshadu ku xidhiidho ee Facebook iyo Twitterka oo aad ay maxaabiistu u isticmaalaan. Wasiiru dawlaha wasarada cadaalada Khadar...

Dib U Dhaca Doorashada Oo Saamayn Ku Yeeshay Kaadh Qaadashada Cod Bixiyayaasha

Published on May 30 2017 // Warar
Dib U Dhaca Doorashada Oo Saamayn Ku Yeeshay Kaadh Qaadashada Cod Bixiyayaasha
Hargeysa(Geeska)-Dib u dhaca doorashada golaha wakiilada Somaliland ayaa saamayn toos ah ku yeelatay qaadashada kaadhadhka cod bixiyayaasha. Sidaas waxa sheegtay warbixin ay soo saartay dalada SONSAF ee ay ku bahoobeen ururada aan dawliga ahayni. Daladda SONSAF ayaa warbixinteeda waxay ku sheegtay in...

Itoobiya Oo Baahisay Socdaalka Uu Wasiir Sacad Cali Shire Ku Joogo Dalka Maraykanka

Published on May 30 2017 // Warar
Itoobiya Oo Baahisay Socdaalka Uu Wasiir Sacad Cali Shire  Ku Joogo Dalka Maraykanka
Addis Ababa(Geeska)-Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa baahisay war ku saabsan xafiiska diblomaasiyadeed ee Jamhuuriyadda Somaliland ku leedahay magaalada Washington ee dalka Maraykanka oo xadhiga laga jaray toddobaadkii dhammaaday, kaas oo uu furay wasiirka khaarajiga Jamhuuriyadda Somaliland...

“Axsaabtu Maanta Ha Ka Taliyaan Sidii Dadka Loo Gargaari Lahaa”Suldaan Aadan

Published on May 30 2017 // Warar
Hargeysa (Geeska)-Suldaan Aadan Faarax Cumar, oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa talo u soo jeediyey Komishanka Doorashooyinka, waxaanu ugu baaqay oo uu kula taliyey in waajibka saaran ee Umaddu u igmatay si daacadnimo ku dheehan tahay u gutaan. Suldaan Aadan Faarax Cumar, oo u waramaya...

Soonka Iyo Sixada (1): Cunista Badan Ee Hilibka Xooluhu Waxa Ay Keeni Kartaa Wadne Xanuun, Kansark Iyo Macaan

Published on May 30 2017 // Googooska Geeska
Soonka Iyo Sixada (1): Cunista Badan Ee Hilibka Xooluhu Waxa Ay Keeni Kartaa Wadne Xanuun, Kansark Iyo Macaan
Washington (Geeska)- Cilmibaadhis cusub oo lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in hilibka xoolaha oo cunistiisa la isku badiyaa ay kor u qaado khatarta ah in qofka ay ku dhacaan siddeed cudur oo dilaa ah. Haddaba, maadaama oo xilliga soonka ay dad badan caado u leeyihiin in ay habeenkii cunaan...

Socodku Waxa Uu Wanaajiyaa, Xoojiyaa Caafimaadka Maskaxda Iyo Wadnaha

Published on May 30 2017 // Googooska Geeska
Socodku Waxa Uu Wanaajiyaa,  Xoojiyaa Caafimaadka Maskaxda Iyo Wadnaha
Cilmibaadhis (Geeska)- Cilmibaadhis cusub ayaa gaadhay natiijo tilmaamaysa in socodka xawaarihiisu dhexdhexaadka yahay uu yareeyo xaaladaha caafimaad ee dhaawaca ama daciifiya shaqada iyo heerka faham ee maskaxda, sababta ugu weynina waa xididdada dhiigga maskaxda gaadhsiiya oo xidhmaya ama sidooda aan...

Gabadh Ku Guulaysatay In Gaadhigeeda Oo Tuug Kaxaystay Ay Xeelad Ku Fuusho Kana Soo Dhacsato

Published on May 30 2017 // Googooska Geeska
Gabadh Ku Guulaysatay In Gaadhigeeda Oo Tuug Kaxaystay Ay Xeelad Ku Fuusho Kana Soo Dhacsato
Washington (Geeska)- Gabadh u dhalatay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Melissa Smith ayaa iyada oo si caadi ah gaadhigeeda u wadata waxa ay timid kaalin shidaal si ay gaadhiga ugu shubato shidaal. Dalalka reer galbeedka iyo meelo kale oo badan oo dunida ahba waxaa caado ah in darawalku uu isagu ka...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on May 28 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Nimankan dam-damiska Hargeysa ha iska yara qaf-qaf bataane waa niman heegan ah oo shaqaynaya, waanan bogaadinayaa. Qoladan KULMIYE waxaynu sugaynaa soo laba kaclaynta khilaafkoodii ay inagu odhan jireen waa Dimuqraadiyada dhexdayada ka jirta.  

Cirro Oo Walaac Ka Muujiyay Doorasho Xor Ah Oo Qabsoonta Inta Xukuumadu Xadhig Iyo Cago-juglayn Ku Hayso Siyaasiyiinta Mucaaradka

Published on May 28 2017 // Warar
Cirro Oo Walaac Ka Muujiyay Doorasho  Xor Ah Oo Qabsoonta Inta Xukuumadu Xadhig Iyo  Cago-juglayn Ku Hayso Siyaasiyiinta Mucaaradka
Dubai(Geeska)-Murashaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa daboolka ka qaaday inay adagtahay in doorasho la galo inta ugaadhsiga lagu hayo siyaasiyiinta mucaaradka ah oo qaarkoodna la xidho, qaarna la weeraro. Cirro, oo khudbad ka jeediyay munaasibad soo dhawayn...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Shacabka Ugu Baaqday Feejignaan

Published on May 28 2017 // Warar
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Shacabka Ugu Baaqday Feejignaan
Hargeysa(Geeska)-Wasiirudawlaha arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa guud ahaan shacbiga Somaliland ugu baaqay faajignaadaan iyo inay si buuxda ula shaqeeyaan ciidamada nabadgalyada ee dalka. Waxa uu wasiiru dawlahu sidan ku sheegay mar uu warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa, waxaana...

Milicsiga Waraysigii Axmed Siilaanyo Ee BBC-da Ee Gudo-galkii Burco 27 May 1988

Published on May 28 2017 // Warar
Milicsiga Waraysigii Axmed Siilaanyo Ee BBC-da Ee Gudo-galkii Burco 27 May 1988
Jimcihii taariikhdu ahayd 27kii May sannadkii 1988kii waxay ahayd maalin  taariikhi u ah halgankii ururkii SNM iyo shacbiweynihii taageerayey ay kaga soo horjeesteen, afkana ugu rideen nidaamkii Cabudhinta iyo cadaadiska ee xukunkii Keli-taliska ahaa ee Soomaaliya. 27 May oo ay SNM Burco soo gashay...

Codyare Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Cashuur Dhimis U Sameeyso Ganacstada Dalka

Published on May 28 2017 // Warar
Codyare Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Cashuur Dhimis U Sameeyso Ganacstada Dalka
Hargeysa (Geeska)-Siyaasi Xasan Xuseen Maxamed Codyare, oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa Xukuumadda ugu baaqay inay Ganacsatada ka dhinto Cashuurta,gaar ahaan Cashuurta waxyaabaha muhiimka ah sida Maceeshada iyo Raashinka. Siyaasi Xasan Xuseen Maxamed Codyare, oo u waramay...

“Inaynu Nabadgelyadeena Ilaashanaa Waa Inoo Muhiim”Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho

Published on May 28 2017 // Warar
Hargeysa (Geeska)-Afhayeenka Golaha Guurtida Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-Indho), ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay Nabadgalyadu, waxaanu ku taliyey inay mar walba muhiim tahay in la ilaaliyo nabadgalyada, cid walba oo wax u dhimanaysa gacan lagu qabto. Afhayeenka Golaha Guurtida Xildhibaan...

Moha Oo Soo Dhawaysay Doorashada WHO Ee Wasiirkii Hore Ee Khaarajiga Itoobiya

Published on May 28 2017 // Warar
Moha Oo Soo Dhawaysay Doorashada WHO Ee Wasiirkii Hore Ee Khaarajiga Itoobiya
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyihii hore ee ururka saxafiyiinta Afrika ee JAR Drs. Moha Daahir Faarax Jire, ayaa sheegtay in WHO guddoonkooda u doorteen shakhsi ku haboon oo ah wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya Dr. Tedros Adhanom. Moha, ayaa qoraal ay soo saartay oo lagu baahiyay shabakadda...

Sababaha Keena In Xilliga Ramadaanka Dadka Qaar Ku Naxaan Iyo Sida Ugu Fiican Ee Looga Feejignaan Karo

Published on May 28 2017 // Googooska Geeska
Sababaha Keena In Xilliga Ramadaanka Dadka Qaar  Ku Naxaan Iyo Sida Ugu Fiican Ee Looga Feejignaan Karo
Qaahira (Geeska)- In kasta oo bisha Ramadaan ay dadka soomaa saacado aad u badan cunt iyo biyo laa’n ku joogaan, gaar ahaan marka ay sida sannadahan u dambeeyey dhacayey ay k usoo hagaagto bilaha xagaaga. Haddana waxaa marar badan oo kale dhacda in la arko dad Ramadaanka ku sii naxaa, halkii laga...

Far-Qoraalka Marwada Koowaad Ee Maraykanku Waxa Ay Ka Marag Tahay Siro Badan Oo La Xidhiidha Xaaladdeeda Nafsiga Ah Iyo Xidhiidhka Iyada Iyo Odaygeeda Donald Trump

Published on May 28 2017 // Googooska Geeska
Far-Qoraalka Marwada Koowaad Ee Maraykanku Waxa Ay  Ka Marag Tahay Siro Badan Oo La Xidhiidha Xaaladdeeda  Nafsiga Ah Iyo Xidhiidhka Iyada Iyo Odaygeeda Donald Trump
Washington (Geeska)- In kasta oo ay 126 maalmood ka soo wareegeen intii ay ahayd marwada koowaad ee dalka Maraykanka, haddana weli waxaa muuqata in shakhsiyadda Marwo Melania Trump ay weli dad badan ku tahay tahay haldhixaale ay furfuri kari waayeen. Waxa aana marar badan muran gala in ay ku qanacsan...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on May 27 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Maanta waa curashada Bisha barakaysan ee Ramadaan waxaan dhambaal hambalyo ah u dirayaa Ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan. Alle ha inaga yeelo kuwii ka faa’iidaysta, kheyrkeedana hela. Waa bishii sadaqada, waa bishii kheyrkee.  

Dawladda Itoobiya Oo Si Kooban Uga Hadashay Saamiga Laga Siiyay Dekedda Berbera

Published on May 27 2017 // Warar
Dawladda Itoobiya Oo Si Kooban Uga   Hadashay Saamiga Laga Siiyay Dekedda Berbera
Addis Ababa(Geeska/VOA)-Dawladda Itoobiya ayaa markii u horaysay si rasmi ah uga hadashay saamiga laga siiyay dekedda Berbera ee 19% ah iyo weliba xidhiidhka ay la leedahay Jamhuuriyadda Somaliland. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya Mr. Meles Alem oo Arbacadii u waramay laanta Amxaariga...

Wasiir Sacad Cali Shire Oo Sheegay Hawlaha Ay Imaaraadku Ku Fushan Karaan Saldhiga Berbera Laga Siiyay

Published on May 27 2017 // Warar
Wasiir Sacad Cali Shire Oo Sheegay Hawlaha Ay Imaaraadku Ku Fushan Karaan Saldhiga Berbera Laga Siiyay
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in saldhiga Imaaraadka Carabta ee Berbera noqon doono sida saldhigyada kale ee dunida. Wasiir Sacad, oo u waramay shabakadda wararka caalamiga ah ee BLOOMBERG, wuxuu sheegay in Somaliland heshiiska...

“Komishanka Iyo Xisbiyaddu Waa U Diyaar Doorashada, Ee Yaan Mugdi La Gelin Doorashada”Cabdi Haybe

Published on May 27 2017 // Warar
“Komishanka Iyo Xisbiyaddu Waa U Diyaar Doorashada, Ee Yaan Mugdi La Gelin Doorashada”Cabdi Haybe
Hargeysa(Geeska)-Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed,oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland ee xisbiga Waddani ayaa ka digay in Doorashadu mar kale dib u dhacdo,waxaanu sheegay in Somaliland il gaar ah maanta lagu eegayo. Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed oo u waramaya Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka digay...