GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Apr 30 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Waxaan idin weydiiyay lacagtan cusub ee suuqyada soo gashay horta goormaa la soo daabacay yaase soo daabacay. Waayo wakhtiyadii hore marka lacag cusub la soo daabaco dawladii hore way sheegi jirtay. Waar dadka la hadla, ilayn haddii kale qaar baa odhan kara baankaba lacagta lama dhiginee.  

Geeska Afrika Oo Xoggo Ka Helay Sababta Baajisay Safar La Filayay In Madaxweynaha Soomaaliya Ku Tago Addis Ababa, Cadhada Farmaajo Iyo Norway Oo Isu Soo Jiiday

Published on Apr 30 2017 // Warar
Geeska Afrika Oo Xoggo Ka Helay Sababta Baajisay Safar La Filayay In Madaxweynaha Soomaaliya Ku Tago Addis Ababa, Cadhada Farmaajo Iyo Norway Oo Isu Soo Jiiday
Hargeysa(Geeska)- Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa ka baaqday safar la filayay inuu khamiistii ku tago magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, isagoo toos uga soo duuli lahaa wadanka Turkiga, waxaanu jimcihii si kedis ah ugu noqday magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya. Ma...

Xaalad Cakiran Oo Ka Dhex Taagan Xukuumadda Iyo Xisbiga Waddani

Published on Apr 30 2017 // Warar
Xaalad Cakiran Oo Ka Dhex Taagan Xukuumadda Iyo Xisbiga Waddani
Hargeysa(Geeska)-Xaalad siyaasadeed oo adag oo mararka qaarkood lugaha la galaysa ammaanka qaranka ayaa ka dhex taagan xukuumadda Somaliland iyo xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, waxaanay xaaladu shalay ku dhawaatay meel khatar ah. Guddoomiyihii garabka dhallinyarada xisbiga Waddani Maxamed Sidiiq Dhamme...

Wasiirka Shaqada Oo Ka Hadlay Shaqaalaha Ajaanibka Ah Ee Dalka Ka Qabta Shaqooyinkii Muwaadinka

Published on Apr 30 2017 // Warar
Wasiirka Shaqada Oo Ka Hadlay Shaqaalaha Ajaanibka Ah Ee Dalka Ka Qabta Shaqooyinkii Muwaadinka
Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Maxamed Cabdilaahi Obsiiye, ayaa ka hadlay shaqo la’aanta baahsan ee dalka ka jirta, iyo shaqaalaha ajaanibka ah ee dalka ku soo badanaya, waxaanu sheegay inay wax ka qaban doonaan, oo ay dib u eegi doonaan, isla markaana muhiimada kowaad...

Xaaladii Shalay Ee Xayndaabka Maxkamada W/Q Baashe Yuusuf Axmed

Published on Apr 30 2017 // Warar
Xaaladii Shalay Ee  Xayndaabka Maxkamada W/Q Baashe Yuusuf Axmed
Habeen hore ayaan qorshe-hawleedkayga qodobka koowaad ka dhigtay kaqaybgalka garmaqalka dacwada Maxamed Sidiiq Cabdilahi (Dhamme) iyo Yonis Axmed Yonis oo ka fumaysay Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex. Abaaro 8dii subaxnimo  ee shalay ayaan gaadhay xarunta maxkamada. Goobta waxa ku sugnaa xubno ka...

Kuuriyada Waqooyi Oo Tijaabisay Gantaal

Published on Apr 30 2017 // Warar
Kuuriyada waqooyi ayaa griday  gantaal kale oo ah nooca Ballistica , Saacado uun kaddib markii xoghayaha arrimaha dibada ee Mareykanka Rex Tillerson uu ku baaqay in si adag loo wajaho xukuumada Kim Jong-un. Saraakiisha Kuuriyada Koonfureed iyo Maraykanka ayaa waxa ay sheegeen in tijaabada gantaalka...

BBC Oo Bedeshay Kelmadii “La Baxday” Ee Ay Somaliland U Isticmaali Jirtay

Published on Apr 30 2017 // Warar
BBC Oo Bedeshay Kelmadii “La Baxday” Ee Ay Somaliland U Isticmaali Jirtay
Hargeysa(Geeska)-Hay’adda BBC world service ayaa bedeshay magacii ay hore ugu yeedhi jirtay Somaliland ee ahayd “Jamhuuriyadda la baxday Somaliland”, waxaana la go’aamiyay magac cusub oo ka soo baxay waaxda Tifaftirka ee BBC. Magacan cusub ee hadda wixii ka dambeeya ay BBC isticmaali...

Suldaan Cusub Oo Lagu Caleemo Saaray Magaalada Hargeysa

Published on Apr 30 2017 // Warar
Suldaan Cusub Oo Lagu Caleemo Saaray Magaalada Hargeysa
Hargeysa(Geeska)-Xaflad balaadhan oo caleema saar ah ayaa loo qabtay Suldaan Cumar Ibraahin Muxumed oo loo caleema saaray inuu ka mid noqdo salaadiinta reer Somaliland. Caleema saarka Suldaankan cusub ayaa ah mid si weyn loo soo agaasimay waxaana halkaas ka soo qaybgalay cuqaal,madaxdhaqameed, odayaal...

Maanta Ayaa Ay Dunidu Ugu Dhowdahay In Dagaal Nukliyeer Ka Qarxo, Haddaba Haddii Uu Dhaco Halkee Ugu Habboon In Aad Kaga Gabbato

Published on Apr 30 2017 // Googooska Geeska
Maanta Ayaa Ay Dunidu Ugu Dhowdahay In Dagaal Nukliyeer Ka Qarxo, Haddaba Haddii Uu  Dhaco Halkee Ugu Habboon In Aad Kaga Gabbato
Washington (Geeska)- Toddobaadadii u dambeeyey waxaa si xawli ah kor ugu sii kacaya xiisadaha colaadeed ee u dhexeeya dawladaha Maraykanka iyo Kuuriyada Woqooyi, waxaa hore u jiray xiisadda kulul ee muddada dheer u dhexeysay Ruushka iyo Maraykanka oo aad u sii kululaatay markii dhowaan uu Maraykanku...

Khudrad Dhulkeenna Laga Helo Oo Kaalin Weyn Ka Qaadan Karta Dejinta Dhiigkarka Aadka U Sarreeya

Published on Apr 30 2017 // Googooska Geeska
Khudrad Dhulkeenna Laga Helo Oo Kaalin Weyn  Ka Qaadan Karta Dejinta Dhiigkarka Aadka U Sarreeya
Haddii shaqada toddobaadka oo kugu badani ay kugu keento neerfis (Cadho badan), ama aad caado u leedahay cunista cuntooyinka degdegga ah ee inta badan baruurta kordhiya, ama xitaa aad tahay dadka lagu falay nuugista sigaarka oo khatar ku ah nolosha aadamaha, oo aad isku aragto dhiigkar, waxa aad ogaataa...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Apr 29 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Nin baa shalay iga qosliyay, wuxuu yidhi: Muuse Biixi marka uu hadlo waa in khudbadiisa rasaas iyo xabadi ku jirtaa, Cirro markuu hadlo haddaanu khudbadiisa beesha caalamka ku soo darin uma noqoto, Faysal markuu hadlana haddaanu Waddani ku burburin isna hadalkiisu uma xidhmo.  

Faysal Oo Sheegay In Xukuumadu Xaaladaha Dalka Kaga Mashquushay Dhismaha KULMIYE Iyo Jawaabtii Muuse

Published on Apr 29 2017 // Warar
Faysal Oo Sheegay In Xukuumadu  Xaaladaha Dalka Kaga Mashquushay  Dhismaha KULMIYE Iyo Jawaabtii Muuse
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha iyo murashaxa xisbiga KULMIYE Md. Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumadda ku canaantay inay xal u helidda mushkiladda sicir bararka kaga mashquushay garab siinta murashaxa xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi. Waxase hadalkaas ka jawaabay oo xukuumadda difaacay murashaxa KULMIYE...

War-Murtiyeed Ka Soo Baxay Kulan Laga Hadlay Xorriyada Warbaahinta

Published on Apr 29 2017 // Warar
Waxa magaalada Hargeysa ka dhacay 26kii iyo 27kii April 2017 kulan laba maalmood ah oo ay ka soo qayb galeen ergo lixdan qof ah oo ka kala socday dhamaan gobolada Somaliland. Waxa ka soo qaybgalay suxufiyiin, ururada bulshada rayidka ah iyo qaybo kale oo bulshada ah, xirfad layaal, sadexda xisbi ee Kulmiye,...

Taliye Fadal, Wuu Dhisay Booliska W/Q Xasan Gumburaawi

Published on Apr 29 2017 // Warar
Taliye Fadal, Wuu Dhisay Booliska W/Q Xasan Gumburaawi
Tan iyo intii uu geeriyooday taliyihii hore ee ciidanka booliska Somaliland Taliye Maamed  Saqadhi Dubad oo la xasuusto kaalintii iyo horumarintii uu ku lahaa sare u qaadida iyo tayaynta ciidanka booliska jamhuriyadan Somaliland wuxuu gaadhsiiyay heer aad u sareeya. Markii uu la wareegay jagada...

“KULMIYE Waa U Diyaar Inuu Doorashada Galo Ee Mucaaridkuna Diyaar Haw Ahaadaan Doorasho”

Published on Apr 29 2017 // Warar
“KULMIYE Waa U Diyaar Inuu Doorashada Galo Ee Mucaaridkuna Diyaar Haw Ahaadaan Doorasho”
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, ayaa sheegay in Xisbiga Kulmiye uu diyaar u yahay Doorashada inuu galo, kalsoonina uu isku qabo, waxaanu Xisbiyada Mucaaradka ah ugu baaqay inay isku diyaariyaan Tartanka Doorashada, oo ay shakiga...

Xildhibaan Rayte Oo La Filayo Inuu Ka Baxo Xisbiga Waddani, Kuna Biiro Xisbiga Talada Haya Ee KULMIYE

Published on Apr 29 2017 // Warar
Xildhibaan Rayte Oo La Filayo  Inuu Ka Baxo Xisbiga Waddani, Kuna  Biiro Xisbiga Talada Haya Ee  KULMIYE
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte) oo ka tirsan xisbiga Waddani, ayaa la filayaa inuu si rasmi ah iskaga casilo xubinimadii guddiga fulinta iyo golaha dhexe ee xisbigaas Waddani. Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo uu weli xildhibaanku ku cadeeyay jiritaanka warkan, haddana warar...

Wasiirka Daakhiliga Oo London Ka Sheegay In La Xakameeyay Shuban Biyoodkii Buuhoodle

Published on Apr 29 2017 // Warar
Wasiirka Daakhiliga Oo London Ka Sheegay In La Xakameeyay Shuban Biyoodkii Buuhoodle
London(Geeska)-Wasiirka arimaha gudaha Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa daboolka ka qaaday inay ku guulaysteen xakamaynta shuban biyoodkii ka dilaacay Buuhoodle iyo magaalooyinka ay ka midka ahaayeen Boorama. Wasiirku waxa uu arimahan kaga hadlay isaga oo qurba joogta Somaliland ee dalka...

Caafimaadka Muhiim Uma Aha Saacadaha Uu Qofku Hurdo Waxa Se’ Sirtu Ku Jirtaa Nooca Hurdo Ee Uu Helo

Published on Apr 29 2017 // Googooska Geeska
Caafimaadka Muhiim Uma Aha Saacadaha Uu Qofku  Hurdo Waxa Se’ Sirtu Ku Jirtaa Nooca Hurdo Ee Uu Helo
Washington (Geeska)- Inta badan waxa ay dadka waaweyni ka cawdaan hurdo la’aan ama baraarugga habeenkii oo ku badan, iyo suuliga oo ay habeenkii marar ka badan intii hore u baahdaan. Xitaa saacadaha ay hurdaan ayaa ay marar badan dareemaan in hurdadoodu ay ahayd mid aan gaadhsiisnayd heerkii nasashada...

Cuntooyin Dalka Laga Heli Karo Oo Carruurta Ka Caawinaya In Ay Dheeraadaan

Published on Apr 29 2017 // Googooska Geeska
Cuntooyin Dalka Laga Heli Karo Oo  Carruurta Ka Caawinaya In Ay Dheeraadaan
Ma’ Ogtahay in nidaamka nafaqo ee qofku helayaa sida uu miisaanka xidhiidh ula leeyahay, si la mid ahna uu joogga qofka ugu leeyahay?! Jacaylka aadamuhu u qabo dhererku waa arrin laga siman yahay rag iyo dumarba. Waxa aana cilmi ahaan la og yahay in hidde-sidayaashu ay masuul ka yihiin jaangooyada...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Apr 27 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Waxa la yidhi dawladihii Somaliland oo dhan soo maray  waxa ugu aqoon iyo tayo wanaagsanayd Xukuumadii Marxuum Cigaal dhisay sannadkii 1997 ee uu Maxamuud Xaashi mucaaradka ku ahaa. Axmed Siilaanyana wuxuu maanta dhisay xukuumadii ugu tirada badnayd ee Somaliland soo marta. Dawlad 70 wasiir ah waa...

“Dawladu Dhaqaale Urursi Bay Ku Jirtaa, Wax Soo Gala Mooye Wax Ka Baxa Oo Dadka Dib Ugu Noqda Dooni Mayso, Markaas Masuuliyada Sicir Bararka Dawlada Leh”

Published on Apr 27 2017 // Warar
“Dawladu Dhaqaale Urursi Bay Ku Jirtaa, Wax Soo  Gala Mooye Wax Ka Baxa Oo Dadka Dib Ugu Noqda Dooni Mayso, Markaas Masuuliyada Sicir Bararka Dawlada Leh”
Hargeysa (Geeska)-Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, kana tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inay ku jirto hanti urursi xilli ay dalka ka taagnatahay sicir barar iyo abaar baahsani. Cabdi Haybe Maxamed, oo wareysi gaar...

Muuse Biixi Oo Warmo Jawaab Ah Ku Ganay Cabdiraxmaan-Cirro Iyo Xirsi

Published on Apr 27 2017 // Warar
Muuse Biixi Oo Warmo Jawaab Ah Ku Ganay Cabdiraxmaan-Cirro Iyo Xirsi
Boorama (Geeska )- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbal-xaakimka Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka jawaabay hadal digniin ah oo uu xisbiga Waddani ku sheegay inaanu aqbali doonin dib u dhac doorasho iyo muddo kordhin dambe. Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi oo khudbad...

Taliyihii Hawlgelinta Booliska Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Sarkaal Kale Oo Loo Magacaabay

Published on Apr 27 2017 // Warar
Taliyihii Hawlgelinta  Booliska Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Sarkaal Kale Oo Loo Magacaabay
Hargeysa(Geeska)-Taliyihii hawlgelinta ciidanka Boliska Somaliland gaashaanle sare Maxamuud Ducaale, ayaa laga qaaday xilkii hawlgelinta waxaana loo magacaabay hoggaanka tababarka ciidanka Booliska Somaliland. Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay ciidanka Booliska Somaliland, laakiin warar soo baxay...

Xildhibaan Wasaaradda Macdanta Uga Digay Inay Cid Gaar Ah Kooto Ugu Xidho Koronto Qaybinta Dalka

Published on Apr 27 2017 // Warar
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Guddida Khayraadka ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane), ayaa sharci daro ku tilmaamay in kooto loogu xidho cid gaar ah ganacsiga xorta ah, gaar ahaan hantida qaranka ee guud ahaan Bulshada ka dhexeysa. Guddoomiyaha Guddida Khayraadka ee Golaha...

Guddiga Doorashooyinka Oo Sheegay Inay Madaxweynaha Ka Hayaan Lacagta Qaybinta Kaadhadhka

Published on Apr 27 2017 // Warar
Guddiga Doorashooyinka Oo  Sheegay Inay Madaxweynaha Ka  Hayaan Lacagta Qaybinta Kaadhadhka
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka qaranka Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa meesha ka saaray inuu jiro ismaandhaaf u dhexeeya guddiga doorashooyinka iyo madaxtooyada, waxaanu sheegay in dhaqaalaha ay hadda ku bilaabeen qaybinta kaadhadhku qayb ka tahay lacagtii uu Madaxweyne Siilaanyo...

Hay’adda Life Oo Baaskiilado Casri Ah U Qaybisay Qaar Ka Mid Ah Naafada Hargeysa

Published on Apr 27 2017 // Warar
Hay’adda Life Oo Baaskiilado  Casri Ah U Qaybisay Qaar  Ka Mid Ah Naafada Hargeysa
Hargeysa(Geeska)-Haayada Life ayaa xaflad gudoonsiin ah u qabatay darsin baaskiilado ah oo ay ku caawinaysay qaar ka mid ah dadka cagaha ka naafada ah ee reer Hargeysa. Baaskiiladahan waxa gudoonsiiyay kooxdan naafada ahayd ee haayadu ugu deeqday wasiirka qorshaynta qaranka Maxamed Ibraahin Aadan iyo...

Wasaaradda Duulista Oo Ka Hadashay Soo Noqoshada Xagaaga Ee Qurbe-joogta

Published on Apr 27 2017 // Warar
Hargaysa ( Hargeysa)-Wasaaradda duulista iyo hawada Somaliland ayaa ka jawaabtay cabashooyin muddooyinkan dambe ay warbaahinta soo marinayeen qurbe-joogta Somaliland oo ku saabsanaa in lagu soo rogay Visaha dal ku galka marka ay Hargeysa imanayaan. Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka wasaaradda duulista...

KULMIYE Oo Soo Dhaweeyey Dalladda Dhallinyarada Aqoonyahanka GURMAD Ee Gobollada Galbeedka Somaliland

Published on Apr 27 2017 // Warar
KULMIYE Oo Soo Dhaweeyey Dalladda Dhallinyarada Aqoonyahanka GURMAD Ee Gobollada Galbeedka Somaliland
Boorama (Geeska )- Xisbal-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey dalladda dhallinyarada GURMAD oo ay ku midoobeen 10 urur oo ah aqoonyahanka gobollada galbeedka Somaliland, kuwaas oo si rasmi ah ugu biiray xisbiga. Xaflad ballaadhan oo loo sameeyey soo dhawaynta...

Farriin Barkulannada Bulshada Lagu Baahiyo Ayaa Dunida Wax Ka Beddeli Karta: ‘Soomaaliyeey Bishaarayso’

Published on Apr 27 2017 // Googooska Geeska
Farriin Barkulannada Bulshada Lagu Baahiyo Ayaa  Dunida Wax Ka Beddeli Karta: ‘Soomaaliyeey Bishaarayso’
Kuweyt (Geeska)- Dad badan ayaa dhayalsada saamaynta ay yeelan karaan farriimaha lagu baahiyo barkulannada bulshada ee internet ka, laakiin waxaa laga yaabaa in uu fikirkoodaasi is beddelo haddii ay dhugtaan qisaska laga sheego saamynta ay farriimo lagu baahiyey barkulannada bulshadu ku yeesheen dunida,...

Tiknoolajiyadda Iyo Jacaylka: Adeeg Cusub Oo Qofka Ka Caawinaya In Uu Helo Mataanka Uu Baadi Goobayo

Published on Apr 27 2017 // Googooska Geeska
Dubai (Geeska)- Hore ayaa loo qirsanaa in barkulannada bulsho ee internet ka iyo guud ahaan qalabka Tiknoolajiyadda ee talefannadu ka mid yihiin ay kaalin weyn ka qaateen tirtiridda boholyowgii dadka kala maqani isu qabi jireen iyo xiisihii ay u qabi jireen in ay xidhiidhaan, waxa ay sidoo kale meesha...

Qisada Daanyeer Balwadda Maandooriyaha Bartay Oo Dalkii Uu Asal Ahaan Ka Yimid Loo Mustaafuriyey

Published on Apr 27 2017 // Googooska Geeska
Qisada Daanyeer Balwadda Maandooriyaha Bartay  Oo Dalkii Uu Asal Ahaan Ka Yimid Loo Mustaafuriyey
Kuweyt (Geeska)- Hay’adda guud ee beeraha iyo khayraadka kalluunka ee dalka Kuweyt ayaa soo saartay go’aan ay dalka Kuweyt kaga mustaafurinayso daanyeer, qabatimay isticmaalka maandooriyaha. Hay’adda oo go’aankeedan fulinaysa ayaa daanyeerkan dib ugu celisay dalkii uu asal ahaan...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Apr 26 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Xaaladii abaaruhu way sii xumaanayaan, dad iyo duunyaba way saamaysay. Madaxweynaha waxa waajib ku ah inuu u madda la hadlo, Allena aan barino inuu abaaraha inaga jabiyo oo aan is wada saamaxno. Waa abaartii ugu adkayd ee soddon sannadood iyo in ka badan ina soo marta.