Nolol la xusuusto Saciid Maxamed gees, Qaybta 10aad

Published on Mar 30 2017 // Maqaalo
Gartay oo guryasamo galbeed weeyee Gawaan bahale iyo geyigan jaan Gamaaso maxaayla soo galay. “Faysal Cumar Mushteeg” Dawladdii Jamhuuriyadda Somaaliyeed iyo Ururka Caafimaadka Adduunka (World Health Organization) ayaa wada galay heshiis sidii cudurka Furuqa ama fantada la iskaga kaashan...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Mar 30 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Waxaan idin weydiiyay shaqaalahan dawladda ee ay Waddani leeyihiin mushaharkoodii dib u dhac ayaa ku yimid iyo doorashadan dib u dhacaysaa taloow ma waxay uga soo baxday cilmi baadhistan ay inagu wareeriyeen mise wasiiradii la sheegi jiraa nimanka u warama anigu yaabaye.  

Siyaasiga Cabdillaahi Darawal Oo Wada Hadalada Somaliya Lala Furay Ku Tilmaamay Inay Daciifiyeen Qaddiyadda Somaliland

Published on Mar 30 2017 // Warar
Siyaasiga Cabdillaahi Darawal  Oo Wada Hadalada Somaliya Lala Furay Ku  Tilmaamay Inay Daciifiyeen Qaddiyadda Somaliland
Hargeysa (Geeska )-Siyaasiga caanka ah Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Darawal), ayaa wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ku tilmaamay inay daciifiyeen qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland. Mujaahid Darawal, oo u waramay Barnaamijka Xusuus Reeb ee ka baxa telefishanka HCTV, wuxuu sheegay in is dhex galka...

Booliska Oo Beeniyay In Hargeysa Lagu Qabtay Talaagad Ay Ku jiraan Xubno Bini-aadam

Published on Mar 30 2017 // Warar
Booliska Oo Beeniyay In Hargeysa Lagu  Qabtay Talaagad Ay Ku jiraan Xubno Bini-aadam
Hargeysa (Geeska)-Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa beeniyey oo waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka lagu baahiyey qaar ka mid ah goobaha ay bulshadu ku xidhiidho ee  sheegaya in la qabtay Talaagad ay ku jiraan xubno ka mid ah Jidhka Bini-aadamka  sida...

Xisbiga Waddani Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Gacan Saydhay Guddi Mus-danbeed Oo Loo Sameeyo Guddiga Doorashooyinka

Published on Mar 30 2017 // Warar
Xisbiga Waddani Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Gacan Saydhay Guddi Mus-danbeed  Oo Loo Sameeyo Guddiga Doorashooyinka
Hargeysa(Geeska):-Qaar ka mid ah hoggaanka Xisbiga WADDANI ayaa si adag u uga soo horjeestay guddi mus-danbeed ah oo uu madaxweyne Siilaanyo sheegay inuu u samaynayo guddiga doorashooyinka qaranka. Madaxweyne Siilaanyo ayaa toddobaadkan sheegay inuu samaynyo guddigaas oo uu ku tilmaamay mus-danbeed...

Waddani Oo Sheegay In Dhaqaalihii Dalku Liito Iyo Isbedel Ku Yimid Bixinta Mushaharka Shaqaalaha

Published on Mar 30 2017 // Warar
Waddani Oo Sheegay In Dhaqaalihii Dalku Liito Iyo Isbedel Ku Yimid Bixinta Mushaharka Shaqaalaha
Hargeysa(Geeska)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in dhaqaalihii Somaliland uu hoos u dhac ku yimid, waxaanu isbedel ku yimid mushaharka shaqaalaha dawladda oo bilihii u dambeeyay mushaharka qaadanayay 8-da bisha, taas oo ah dib u dhac, halka ay markii hore ka qaadan jireen dabayaaqadda...

Sheekh Cismaan Oo Ka Digay Faafinta Wararka Aan JirinSheekh Cismaan Oo Ka Digay Faafinta Wararka Aan Jirin

Published on Mar 30 2017 // Warar
Sheekh Cismaan Oo Ka Digay Faafinta Wararka Aan JirinSheekh Cismaan Oo Ka Digay Faafinta Wararka Aan Jirin
Hargeysa (Geeska)-Sheekh Cismaan Cali Xuseen (Sheekh Cismaan Laangadhe), oo ka mid ah Culimada dalka ugu waaweyn, ayaa ka hadlay wararka been abuurka ee Bulshada khal-khal lagu galinayo, waxaanu sheegay in Diintu aanay raali ka ahayn, wararka been abuurka ah ee la fidiyaana ay ka mid yihiin dunuubta...

“Waxaynu Dal Ku Nahay Sharciga, Maaha In La Is Cabudhiyo”Xildhibaan Cali Aareeye

Published on Mar 30 2017 // Warar
“Waxaynu Dal Ku Nahay  Sharciga, Maaha In La Is Cabudhiyo”Xildhibaan Cali Aareeye
Hargeya (Geeska)-Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye,oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay Shirkadaha sahminta shidaalka ka wada deegaano ka mid ah Dalka, waxaanu sheegay inay sharci daro tahay in iyadoo Golaha Wakiilada la soo marin...

Wax Yaabaha Ugu Muhiimsan Ee Yaalla Qolkii Nebi Muxammed (Scw) Iyo Xogo La xidhiidha Dhismihiisa

Published on Mar 30 2017 // Googooska Geeska
Madiina (Geeska)- Ruux kasta oo muslim ah oo fursad u hela in uu soo guto waajibaadka xajka ama cimro u taga dhulka barakaysani waxa ugu muhiimsan ee uu ku fikiraa waa in uu soo booqdo qabrigii Nebi Muxammed (SCW) iyo labadiisii saaiib ee Abi Bakar Siddiiq iyo Cumar Bin Khadaab (Alle ha ka raalli ahaado...

Khataro Madbakha Ka Jira Iyo Sida Looga Dheeraan Karo (3): Daawashada Badan Ee TV-Gu Waxay Kordhisaa Miisaanka

Published on Mar 30 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Markii Talefishanka la ikhtiraacay, waxaa la bilowday fahamka ah in dadku ay dhigtaan qolka fadhiga ee inta badanna habeenkii lagu caweeyo, maalintiina la fadhiisto. Halkaas ayaa ay xubnaha qoyska oo dhami isugu soo ururi jireen si ay u daawadaan. Laakiin muddooyinkan dambe waxaa soo...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Mar 29 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Aniga I weydiiya, xaaladda siyaasadeed, dhaqaale iyo dhinacyo kaleba Somaliland waxay u baahantahay doorashada oo la soo horumariyo si loo helo madaxweyne cusub. Haddii kale sidan waaba la inagu soo gaadhayaa oo dhinac walba waa la inaga soo gelayaa.  

Tirada Muwaadiniinta Iska Diiwaangeliyey Gobalada Iyo Degmooyinka Somaliland Ee Xaq U Leh Codaynta Doorashada

Published on Mar 29 2017 // Warar
Tirada Muwaadiniinta Iska  Diiwaangeliyey Gobalada Iyo Degmooyinka  Somaliland Ee Xaq U Leh Codaynta Doorashada
Hargeysa(Geeska)-Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa shalay soo bandhigay tirada dadka isu diiwaangeliyay doorashada madaxweynaha ee qabsoomaysa November 2017. Sida ay guddidu ka sheegeen shir-jaraaid oo ay kaga dhawaaqeen natiijada dadkii isku diiwaan galiyay inay codeeyaan, in ka badan...

Reer Oodweyne Oo Mudaharaad Kaga Jawaabay Hawlgalada Sahaminta Shidaalka

Published on Mar 29 2017 // Warar
Reer Oodweyne Oo Mudaharaad Kaga Jawaabay Hawlgalada Sahaminta Shidaalka
Oodweyne(Geeska)-Dadweynaha reer Oodweyne ayaa shalay dhigay mudaharaad balaadhan oo ay dhigeen qaybaha kala duwan ee shacabku, iyagoo si adag uga soo horjeestay qorshaha xukuumadu waddo ee lagu sahaminayo shidaalka. Dadweynaha oo ku dhawaaqayay ereyo ay ka mid yihiin, “Dooni mayno, dooni mayno...

Saylici Iyo Hudheelada: Xumadda Doorashada, Madax Xanuunka Shaqada Iyo Jacaylka Muwaadiniintiisa Waa Midkee?Geeska Afrika Staff Writer

Published on Mar 29 2017 // Warar
Saylici Iyo Hudheelada: Xumadda Doorashada, Madax Xanuunka Shaqada  Iyo Jacaylka Muwaadiniintiisa Waa Midkee?Geeska Afrika Staff Writer
Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne-xigeen Saylici, wuxuu caan ku yahay inuu mar mar banaanka uga soo baxo qasriga madaxtooyada iyo goobaha lagu kar-kariyo siyaasadda, waxaana la arkaa isagoo bulshada dhex fadhiya oo la qaxwaynaya. Shalay oo u dambaysay wuxuu si kedis ah u fadhiistay hoteelka caanka ah ee Imperial...

Xildhibaan Saleban Cali Koore Oo Beeniyay Hadal Uu Yidhi Oo Uu Sheegay Inay Siyaasiyiintu Bedeleen

Published on Mar 29 2017 // Warar
Xildhibaan Saleban Cali Koore  Oo Beeniyay Hadal Uu Yidhi Oo Uu Sheegay Inay Siyaasiyiintu Bedeleen
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaan Saleban Cali Koore oo ka tirsan golaha wakiilada, kana mid ah siyaasiyiint gobalka Sool, ayaa beeniyay hadal uu hore u yidhi oo si khaldan loo turjumay kaas oo nuxurkiisu ahaa in siyaasad ahaan la dhex galo dadka deegaanka Buuhoodle, balse loo turjumay inuu soo jeediyay in...

Madaxweynaha Oo Soo Kormeeray Dhaamka Xumbo-weyne Iyo Jidadka Caasimadda

Published on Mar 29 2017 // Warar
Madaxweynaha Oo Soo Kormeeray Dhaamka Xumbo-weyne Iyo Jidadka Caasimadda
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu shalay ku soo laabtay magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa, isagoo soo kormeeray Dhaamka Xumbo weyne oo gebegebo ku dhaw wakhtigan roobabkiina ay buuxiyeen oo uu guul iyo tijaabo wacana uu joogo biyo xidheenkaasi. Iyadoo...

Saddexda Xisbi Qaran Oo Ka Hadlay Tirada Dadka Is Diiwaangliyey

Published on Mar 29 2017 // Warar
Saddexda Xisbi Qaran Oo Ka Hadlay Tirada Dadka Is Diiwaangliyey
Hargeysa (Geeska)-Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Waddani iyo UCID, ayaa ka hadlay natiijada hor dhac ah ee ay shalay Komishanka Doorashooyinku ka soo saareen Diiwaangelinta iyo tirada dadka ay ka diiwaangeliyeen lixda Gobol ee Somaliland. Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga taladda dalka haya ee...

Khataro Madbakha Ka Jira Iyo Sida Looga Dheeraan Karo (2): Khatarta Ka Iman Karta Tallaagada Iyo Sharaabka La Miiro

Published on Mar 29 2017 // Googooska Geeska
Khataro Madbakha Ka Jira Iyo Sida Looga Dheeraan Karo (2): Khatarta Ka Iman Karta Tallaagada Iyo Sharaabka La Miiro
Tallaagadda: Samaynta qaboojiyaha / Tallaagadu waxa ay dunida u horseedday in la kaydsado cuntooyin bisil oo mararka qaarkood ay gaadho in maalmo badan lagu hayo, kadibna la isticmaalo, laakiin nimco waliba nusqaanteed ayaa ay leedahay ee waxaa dhowaan la ogaaday in nidaam xumada ama habayn la’aanta...

Laydh Ayaa Lagu Xidhay Dhulka Hoose Ee Jidadka Cagtu Marto Si Loo Badbaadiyo Dadka Ku Mamay Talefanka Gacatan

Published on Mar 29 2017 // Googooska Geeska
Laydh Ayaa Lagu Xidhay Dhulka Hoose Ee Jidadka Cagtu  Marto Si Loo Badbaadiyo Dadka Ku Mamay Talefanka Gacatan
Amsterdam (Geeska)- Masuuliyiinta dawladda hoose ee magaalada Bodegraven oo ku taalla galbeedka dalka Holland ayaa bilaabay in ay jidadka dadku maraan dhulkooda hoose ku rakibaan laydhadh, loogu talogalay in dadka ku mamay isticmaalka Talefanka Gacanta ee aan indhaha kor u qaadin ka caawiya in ay si...

Facebook Oo Bilaabay Tijaabada Batam Lagu Cabbiri Karo Waxa Aanad Xiisaynayn (Dislike)

Published on Mar 28 2017 // Googooska Geeska
Facebook Oo Bilaabay Tijaabada Batam Lagu Cabbiri Karo Waxa Aanad Xiisaynayn (Dislike)
Washington (Geeska)- Ugu dambayntii waxaa muuqata in shirkadda caanka ah ee Facebook ay go’aansatay in ay tixgelin siiso sidii ay adeeggeeda ugu soo dari lahayd calaamadda ‘Kama aan helin’ (Dislike) ooh ore aan uga mid ahayn, laakiin waxaa weli muuqata in ay ka warwareegayso in ay calaamaddaas...

Khataro Madbakha Ka Jira Iyo Sida Looga Dheeraan Karo (1): Moofada Korontada Ku Shaqaysa (Microwave) Iyo Kansarka

Published on Mar 28 2017 // Googooska Geeska
Khataro Madbakha Ka Jira Iyo Sida Looga Dheeraan Karo (1): Moofada Korontada Ku Shaqaysa (Microwave) Iyo Kansarka
Toronto (Geeska)- Kijada oo ka mid ah qolalka ugu dhaqdhaqaaqa badan guryaha ayaa la ogaaday in ay tahay meel khataro badan oo caafimaad yaallaan sida uu ku warramayo wargeyska Daily Mail oo ka soo baxa dalka Ingiriiska. In kasta oo horumarka laga gaadhay tiknoolajiyadda iyo aqoonta cilmiga ee korodhay...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Mar 28 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Ninkan Ina Buubaa hadalkan uu sheegayo waxbaa ka jira ee dhug haloo yeesho. Teeda kale isagaa fahmaya farta iyo xadhiga ay Walaweyntu inagu giijiyaan ee bal hadaladaas halaga digtoonaado oo sharciyan hala ogaado inaanay Somaliland go’in ee ay xorriyadeedii la soo noqotay.  

Madaxweyne Siilaanyo: Hadaladiisii Fogaa Ee Uu Shalay Ka Yidhi Sahaminta Macdanta Iyo Shidaalka Iyo Kuwa Rajada Leh Ee Uu Maanta Ka Yidhi

Published on Mar 28 2017 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo: Hadaladiisii Fogaa  Ee Uu Shalay Ka Yidhi Sahaminta Macdanta Iyo  Shidaalka Iyo Kuwa Rajada Leh Ee Uu Maanta Ka Yidhi
Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu Axadii doraad daah-furay bilowga sahamainta shidaalka dalka oo ay wasaaradda macdanta muddo dheer ku hawlanayd. Wuxuu Madaxweyne Siilaanyo halkaas ka jeediyay khudbad uu ku furayo sahamintan oo uu soo dhaweeyay, waxaanu shacabka reer Somaliland...

Wasiir Cadami Oo Ka Hadlay Dareenada Beesha Caalamka Ee Dib U Dhaca Doorashada Iyo Sahanka Shidaalka

Published on Mar 28 2017 // Warar
Wasiir Cadami Oo Ka Hadlay  Dareenada Beesha Caalamka Ee Dib U Dhaca Doorashada Iyo Sahanka Shidaalka
Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa ka hadlay Shirkaddaha Shidaal baadhista ka wada deegaano ka mid ah Dalka, mawqifka ay Midawga Yurub iyo beesha caalamku ka istaageen Somaliland, dhaliishii ku waajahnaa Xukuumadda ee uu Magaalada Hargeysa ka...

Khasaaraha Xilliyada Roobabka Ee Dooxyada Soo Rogmada Iyo Shacabka Iyo Darawalada Gaadiidka Oo Baafinaya Wasiirkii Hawlaha Guud

Published on Mar 28 2017 // Warar
Khasaaraha Xilliyada Roobabka Ee Dooxyada Soo Rogmada Iyo Shacabka Iyo Darawalada Gaadiidka Oo Baafinaya Wasiirkii Hawlaha Guud
Hargeysa(Geeska)-Xilliiyada ay curtain roobabka gu’da iyo dayrta, waxa bilaabma khasaare isugu jira naf iyo maal oo ka dhasha dooxyada dalka ee soo rogmada oo la tahli waayay in loo sameeyo dhawr Biriij oo laga dhiso dooxyada halista ah si loo badbaadiyo nafo badan oo ku haligma dooxyadaas. Waxaanay...

Buubaa Oo Siyaasiyiinta Somaliland Ku Waaniyay Inaanay Isticmaalin Inay Somaliland Ka Go’day Somaliya 1991

Published on Mar 28 2017 // Warar
Buubaa Oo Siyaasiyiinta Somaliland Ku Waaniyay Inaanay Isticmaalin Inay Somaliland Ka Go’day Somaliya  1991
Hargeysa(Geeska)-Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) ayaa siyaasiyiinta Somaliland uga digay hadalada jaban ee ay sheegaan ee ah in Somaliland ka go’day Somaliya sannadkii 1991, waxaanu taas ku tilmaamay sharci darro, isagoo xusay in Somaliland aanay Somaliya ka go’in ee ay kala soo...

Falanqaynta Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo Ka Jeediyay Burco Cumar Maxamed Faarax

Published on Mar 28 2017 // Maqaalo
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu   jeediyay khudbad dheer oo uu kaga faallooday xaaladda dalka, dimuqraadiyadda iyo doorashooyinkaba, khudbadan wuxuu  kaga garaabay niyad-jabka ay dib u dhicii doorashooyinka ka qaadeen waddamada Somaliland ka gacan qabta dhinaca...

Wiilka Uu Trump Soddoga U Yahay Oo Hoggaamin Doona Qayb Aqalka Cad Ka Mid Ah

Published on Mar 28 2017 // Warar
Wiilka Uu Trump Soddoga  U Yahay Oo Hoggaamin Doona Qayb Aqalka Cad Ka Mid Ah
Madaxweyne Donald Trump ayaa la filayaa in uu shaaciyo qeyb cusub oo ka mid ah Aqalka Cad oo u qaabilsanaan doonta dib u habeyn lagu sameeyo hannaanka federaalka ee Mareykanka. Qeybtaas waxaa la filayaa in uu hogaamiyo wiilka uu sodogga u yahay Trump ee Jared Kushner. Wargeyska Washington Post oo ka...

Wasiirka Warfaafinta Sudan Oo Sheegay In Nebi Muuse (CS) Iyo Fircoon Ay Suudaani Ahaayeen

Published on Mar 28 2017 // Warar
Wasiirka Warfaafinta  Sudan Oo Sheegay In Nebi Muuse  (CS) Iyo Fircoon Ay Suudaani Ahaayeen
Khartuum (Geeska)- Wasiirka warfaafinta ee dalka Suudaan Axmed Bilaal ayaa Axaddii toddobaadkan ee 19ka Maarij waxa uu sheegay in Fircoonka uu Qur’aanka Kariimka ahi ka sheekeeyey uu ahaa Suudaani, waxa aanu hadalkiisan marag uga dhigay qisada webiyada uu Fircoon sheegay in ay hoos marayeen, sida...

Facebook Oo Bilaabay Tijaabada Batam Lagu Cabbiri Karo Waxa Aanad Xiisaynayn (Dislike)

Published on Mar 28 2017 // Warar
Facebook Oo Bilaabay Tijaabada Batam Lagu Cabbiri Karo Waxa Aanad Xiisaynayn (Dislike)
Washington (Geeska)- Ugu dambayntii waxaa muuqata in shirkadda caanka ah ee Facebook ay go’aansatay in ay tixgelin siiso sidii ay adeeggeeda ugu soo dari lahayd calaamadda ‘Kama aan helin’ (Dislike) ooh ore aan uga mid ahayn, laakiin waxaa weli muuqata in ay ka warwareegayso in ay calaamaddaas...

Khataro Madbakha Ka Jira Iyo Sida Looga Dheeraan Karo (1): Moofada Korontada Ku Shaqaysa (Microwave) Iyo Kansarka

Published on Mar 28 2017 // Warar
Khataro Madbakha Ka Jira Iyo Sida Looga Dheeraan Karo (1): Moofada Korontada Ku Shaqaysa (Microwave) Iyo Kansarka
Toronto (Geeska)- Kijada oo ka mid ah qolalka ugu dhaqdhaqaaqa badan guryaha ayaa la ogaaday in ay tahay meel khataro badan oo caafimaad yaallaan sida uu ku warramayo wargeyska Daily Mail oo ka soo baxa dalka Ingiriiska. In kasta oo horumarka laga gaadhay tiknoolajiyadda iyo aqoonta cilmiga ee korodhay...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Mar 26 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Horta dhaqankan wasiir magacaabi kara ama eryi kara wasiir kale xaggay inaga soo gashay mise waa sheeko mucaarad. Sababtoo ah Rayaale iyo Cigaal weligeen maynaan maqal iyaga mooyee cid kale ayaa cid xil ka qaadi karta ama magacaabi karta. Mucaaradka waxaan leeyahay dhako kale keena.