Alle Dartii Walaal U Caawi

Published on Feb 28 2017 // Maqaalo
Alle Dartii Walaal U Caawi
Waa Wiil yar oo dhibaataysan una baahan gargaar. Alle dartii walaal aynu u caawino si uu alle inoogu barakeeyo maalkeena.  

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Feb 28 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
 

Xukuumadda Oo Ka Hadashay Wararka Ku Saabsan Xaaladda Caafimaad Ee Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalka Ingiriiska Jooga

Published on Feb 28 2017 // Warar
Xukuumadda Oo Ka Hadashay  Wararka Ku Saabsan Xaaladda Caafimaad Ee Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalka Ingiriiska Jooga
Hargeysa (Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay inay xaalad caafimaad darro la soo deristay Madaxweyne Axmed Siilaanyo, waxaanay xukuumadu beenisay warar maalmihii u dambeeyay ku dhex wareegayay baraha bulshada oo sheegaya in Madaxweyne Siilaanyo ay xaalad caafimaad darro la soo gudboonaatay. Wasiirka...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Boqortooyada Sucuudiga Ka Dalbaday In Imaaraadka Ay Ku Qanciso Joojinta Saldhigga Milateri Ee Berbera

Published on Feb 28 2017 // Warar
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Boqortooyada Sucuudiga Ka Dalbaday In Imaaraadka Ay Ku Qanciso Joojinta Saldhigga Milateri Ee Berbera
Riyaad (Geeska)- Degelka Riyaad Post oo lagu daabaco daraasaadka istaraatijiga ah iyo gorfaynta siyaasadaha la xidhiidha Khaliijka Carabta iyo Bariga dhexe, ayaa Axaddii 26ka Bishan Feebarweri qoray war uu cinwaan uga dhigay, ‘Muqdisho oo Sucuudiga ka dalbatay in uu dhex-dhexaadin ka galo sidii...

Golaha Guurtida Oo Maanta La Wada Eegayo Go’aankooda Muddo Kordhitna

Published on Feb 28 2017 // Warar
Golaha Guurtida Oo Maanta La Wada Eegayo Go’aankooda Muddo Kordhitna
Hargeysa(Geeska)-Shacabka Somaliland ayaa isha ku haya go’aanka ay golaha guurtidu maanta ka gaadhayaan doodihii ay ka yeesheen maalmahan muddo kordhinta loo samaynayo Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa, ka dib markii ay doorashadu ku qabsoomi weyday wakhtigii loo qorsheeyay oo ahaa March 2017.   Golaha...

“Faro-gelinta Halaga Daayo Gobalka Awdal”

Published on Feb 28 2017 // Warar
“Faro-gelinta Halaga  Daayo Gobalka Awdal”
Hargeysa(Geeska)-Badhasaabka gobalka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), ayaa ku baaqay in farogelinta laga daayo siyaasadda gobalka Awdal, isagoo cid gaar ah magacaabin. Md. Shiine, wuxuu siyaasiyiin xilal sare haye oo aanu magacaabin u soo jeediyay inay gobalka Awdal farogelinta ka daayaan oo ay gobalkooda...

Gudomiyaha KULMIYE Oo Ka Qaybgalay Furitaanka Dhisme Lagu Kordhiyey Dugsiga Sare Ee Suldaan Maxamed

Published on Feb 28 2017 // Warar
Gudomiyaha KULMIYE Oo Ka Qaybgalay Furitaanka Dhisme Lagu Kordhiyey Dugsiga Sare Ee Suldaan Maxamed
Hargeysa (Geeska )- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbigal-xaakimka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay furitaanka afar fasal oo lagu kordhiyey dugsiga sare ee Suldaan Maxamed Suld. Faarax oo ahaa suldaankii nabadda Somaliland, kaas oo laga hirgeliyey xaafadda...

Hindiya: Maalmo Koobnaa Iyo Mahadhooyinkoodii Qalinkii: C/risaaq Saalax…(Q. 1aad)

Published on Feb 28 2017 // Maqaalo
Hindiya: Maalmo Koobnaa Iyo Mahadhooyinkoodii Qalinkii: C/risaaq Saalax…(Q. 1aad)
FG: Qoraalladan googooska ah waxaa si wayn uga faa’iidi kara dadka qorshaynaya in ay Hindiya u baqoolaan. Hadiiba ay awal hore Soomaalidu, Baadi-goob Dhaqaale, iyo Wax barasho ay u beegsan jireen, waddama Reer galbeedka iyo Khaliijka, hadda waxaa ku soo kordhay baahi cusub oo ay la soo beegsadaan...

Xildhibaan Cartan Oo Ka Hadlay Abaarta Adag Ee Dalka Ka Taagan Iyo Waxyaabaha Keeni Kara

Published on Feb 28 2017 // Warar
Xildhibaan Cartan Oo Ka Hadlay Abaarta Adag Ee Dalka Ka Taagan Iyo Waxyaabaha Keeni Kara
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee sii adkaynaysa, waxaanu sheegay in abaartu tahay imtixaan, oo ILLAAHAY ku imtaxaanayo dadkiisa marka ay gef iyo khibaar la yimaadaan, waxaanu ku taliyey in ILLAAHAY...

Siyaasadda iyo Soomaalinimadda Qalinkii Mukhtar Xaaji Cabaydh

Published on Feb 28 2017 // Maqaalo
Siyaasadda iyo Soomaalinimadda Qalinkii Mukhtar Xaaji Cabaydh
Siyaasadda iyo soomaalinimadu waa laba shay oo kala duwan. Maaha laba sinaba isugu khaldami kara. Siyaasaddu waa dan iyo maslaxad, Soomaalinimaduna waa isir qoomiyadeed. Siyaasadda oo aynu ku tilmaanay dan iyo maslaxad bulsheed, waxa jaangooya ama jiheeya hadba waayaha la nool yahay iyo duruufta ku gedaaman,...

Google Oo Soo Saartay Farsamo Oo Lagula Socon Karo Farriimaha Aflagaadada Ah Ee La Isugu Gudbinayo

Published on Feb 28 2017 // Googooska Geeska
Google Oo Soo Saartay Farsamo Oo Lagula Socon Karo Farriimaha Aflagaadada Ah Ee La Isugu Gudbinayo
Washington (Geeska)- Shirkadda caanka ah ee Google iyo shirkadda raacsan ee Jigsaw ayaa khamiistii ina dhaaftay ku dhawaaqay farsamo cusub oo wakaaladaha iyo shabakadaha kala duwan ee wararka internet ka mariya ka caawinaya in ay la socdaan oo dhaqso u ogaadaan farriimaha iyo faallooyinka aflagaadada...

Wiil Uu Dhalay Horyaalkii Feedhka Culus Maxamed Cali Kalay Oo Magaca Maxamed Dartii Loogu Xidhay Maraykanka

Published on Feb 28 2017 // Googooska Geeska
Wiil Uu Dhalay Horyaalkii Feedhka Culus Maxamed Cali  Kalay Oo Magaca Maxamed Dartii Loogu Xidhay Maraykanka
Washington (Geeska)- Maxamed Cali ‘Junior’ waa wiilka keliya ee uu aabaha u yahay horyaalkii feedhka miisaanka culus Maxamed Cali Kalaay oo ahaa muslim u dhashay dalka Maraykanka oo muddo aan fogeyn geeriyooday. Wiilkan sita magacii aabihii oo dhalasho ahaan Maraykanka madow ah ayaa dhowaan...

Madaxweyne Trump Waxa Uu Lacago Badan Ku Qaataa Filimo Iyo Barnaamijyo Talefishan Oo Uu Ka Qayb-Galay

Published on Feb 28 2017 // Googooska Geeska
Madaxweyne Trump Waxa Uu Lacago Badan Ku Qaataa Filimo Iyo Barnaamijyo Talefishan Oo Uu Ka Qayb-Galay
Washington (Geeska)- Jilaaga filimada Hollywood caanka ku ah ee George Clooney ayaa shaaca ka qaaday in madaxweynaha dalkiisa Donald Trump uu xubin muhiim ah ka yahay hal-doorka shirkadda filimada samaysa ee Hollywood, halka uu Steve Bannon oo ah ninka madaxda ka ah golaha xeel-dheerayaasha ee Trump...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Feb 26 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Adduunyooy xaalkaa ba’a.  Yaa islahaa isbedelkii uu Xaaji Axmed inoogu baaqi jiray ayaa noocan noqonaya. Ma  maanta ayaynu maraynaa in albaabadii dunidu inaga soo oodmayaan, ma maanta ayaynu maraynaa madaxweynaheenii oo London jooga inay dawladda Ingiriisku qaabili weydo.  

Loollanka Xidhiidhada Soomaaliya, Ujeedada Safarka Farmaajo Ee Sucuudiga Iyo Saamaynta Saldhigga Milateri Ee Berbera

Published on Feb 26 2017 // Warar
Loollanka Xidhiidhada Soomaaliya,  Ujeedada Safarka Farmaajo Ee Sucuudiga  Iyo Saamaynta Saldhigga Milateri Ee Berbera
Riyaad (Geeska)- Wargeyska caanka ah Al-Akhbaar Al-Lubnaaniya oo ka soo baxa dalka Lubnaan ayaa warbixin uu ka diyaariyey safarka uu madaxweynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo ku tegey dalka Sucuudiga waxa uu kaga warramay ujeedooyinka safarkaasi daarran yahay iyo guud ahaan xaaladda siyaasadeed ee hadda...

Wasiir Sacad Oo Sheegay Inay Somaliland Ka Feejigantahay Xaasaasiyada Ay Leedahay Siyaasadda Biyaha Niilku

Published on Feb 26 2017 // Warar
Wasiir Sacad Oo Sheegay Inay Somaliland Ka Feejigantahay Xaasaasiyada Ay Leedahay Siyaasadda Biyaha Niilku
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inay ka digtoonyihiin xaasaasiyada siyaasadeed ee ay leedahay siyaasadda Niilka ee ka dhaxaysa Itoobiya iyo Masar. Wasiir Sacad, oo uu waraysi la yeeshay wargeyska The reporter ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa...

Maxamed-baashe Oo Xalay Xorriyadiisii Dib U Helay

Published on Feb 26 2017 // Warar
Maxamed-baashe Oo  Xalay Xorriyadiisii Dib U Helay
Hargeysa(Geeska)-Waxa xalay toddobaad ka dib xorriyadiisa helay agaasimihii Telefishanka Star TV, Maxamed-baashe Xaaji Xasan. Maxamed-baashe oo uu xadhigiisu abuuray dareeno lagaga gilgishay sababta loo xidhay, ayay maxkamadda gobalka Maroodi-jeex shalay ogolaatay damiin xalay si rasmi ah loogu soo...

Taliye Fadal Oo Ka Waramay Hawlgal Lagu Beegsanayo Wadayaasha Aan Liisanka Lahayn

Published on Feb 26 2017 // Warar
Taliye Fadal Oo Ka Waramay Hawlgal Lagu Beegsanayo Wadayaasha Aan Liisanka Lahayn
Hargeysa (Geeska)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa ka hadlay hawl-galada muddooyinkii ugu dambeeyey ka socday dalka ee ah in la xidho dadka bilaa liisanka ku wada Baabuurta. Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan,...

Ururka Wershadaha Oo Cambareeyay Xidhiga Madaxda Wershadaha Dur-Dur Iyo Zamzam

Published on Feb 26 2017 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Ururka wershadlayda Somaliland ayaa cambaareeyay xadhig ay ku eedeeyay inuu maayarka Hargeysa kula kacay wershadaha Samsam iyo Durur ee biyaha soo saara. Warsaxaafadeed uu soo saaray guddoomiyaha ururka wershadaha Somaliland Maxamed Sheekh Cumar, ayaa wuxuu u qornaa sidan “Haddaanu...

Guddoomiyaha Guurtida Oo Golaha Hordhigay Mawduuca Muddo Kordhinta Madaxweynaha

Published on Feb 26 2017 // Warar
Guddoomiyaha Guurtida Oo Golaha Hordhigay Mawduuca Muddo Kordhinta Madaxweynaha
Hargeysa (Geeska)-Kal-fadhigii 62aad ee Golaha Guurtida oo shalay dib u furmay, ayaa ayaa Guddoomiyaha Guurtida oo halkaas ka hadlay wuxuu ka warbixiyey muddo kordhinta Madaxtooyada iyo Wakiilada, ee loo soo gudbiyey,waxaanu sheegay in madaama muddo xileedkii Madaxweynaha iyo Golaha Wakiilada  oo...

Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Oo Furay Koobka Kooxaha Heerka Koowaad Ee Caasimada

Published on Feb 26 2017 // Warar
Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Oo Furay Koobka Kooxaha Heerka Koowaad Ee Caasimada
Waxa maalinkii shalay si rasmiya uga furmay garoonka Hargeysa Stadium, tartanka kooxaha heerka koowaad ee Caasimada Hargeysa,tartankan oo ay qaban qaabiyeen Masuuliyiinta Wasaarada CIyaaraha iyo Dhalinyarada JSL ayaa sidoo kale waxa doorkooda muhiimka ah kaqaybqaadanayey  xidhiidhka ciyaaraha JSL. ...

Wadnuhu Waxa Uu Awoodaa In Uu Uriyo Dufanka Waxa Aanu Kaga Jawaabaa Garaaca Oo Uu Kordhiyo

Published on Feb 26 2017 // Googooska Geeska
Berlin (Geeska)- Cilmibaadhayaal u dhashay dalka Jarmalka ayaa daraasad ay dhowaan sameeyeen ku ogaaday in wadnuhu uu leeyahay dareen uu wax ku urin karo, in kasta oo ay ka duwan tahay awoodda dareenka urta ee sanka. Xeeldheerayaashu waxa ay sheegeen in waxyaabaha uu wadnuhu urin karo ay ka mid yihiin...

Guurku Waxa Uu Leeyahay Faa’idooyin Caafimaad Oo Nafsiya, Waxa Aanu Yareeyaa Cudurrada Wadnaha Ku Dhaca

Published on Feb 26 2017 // Googooska Geeska
Guurku Waxa Uu Leeyahay Faa’idooyin Caafimaad Oo  Nafsiya, Waxa Aanu Yareeyaa Cudurrada Wadnaha Ku Dhaca
Hargeysa (Geeeska)- Cilmibaadhis cusub ayaa daahfurtay in xaasleydu ay ka caafimaad fiican yihiin doobabka iyo gashaantimaha ama ruux ay hore u kala tageen ninkii/gabadhii ama laga dhintay. Iyada oo ay sababahana ay ka mid yihiin heerka hormoonka sababa sakatiga iyo isku buuqqa oo guurka kadib jidhka...

Isla Doonashada Qaddar: Dhimashada Wiil Iyo Aabihii Oo Ay Labadooda Gaadhi Is-Ku-Dhaceen Iyaga Oo Aan Iska War Hayn

Published on Feb 26 2017 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Aabuhu waxa uu watay gaadhigiisa oo uu ku socday shaqadiisa uu aroorta hore ku kallihi jiray, wiilkuna waxa uu watay gaadhigiisa, isaga oo ku soo socda guriga kadib markii uu habeennimadii caways ku soo jeeday. Arrooryadii sabtida ee toddobaadkii ina dhaafay ayaa Jeffrey Brush oo...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Feb 25 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Horta sicir bararkii ay dawladeenu inagu tidhi waanu jebinaynaa halkuu ku dambeeyay. Guurtideenana waxaan leeyahay awoowayaal xaaladda dalku marayo doorasho waa lama huraan ee wakhtiga ha inagu dheeraynina oo Oktoobar ha inagu dhaafinina, cid ina xukunta aan aragnee.  

Hargeysa: Qisada Gabadh Dhallinyro Ah Oo Gurigooda Laga Kaxaystay Iyo Haweenaydii La Sheegay In Ay Sixirtay Oo La Qabtay

Published on Feb 25 2017 // Warar
Hargeysa: Qisada Gabadh Dhallinyro  Ah Oo Gurigooda Laga Kaxaystay Iyo  Haweenaydii La Sheegay In Ay Sixirtay Oo La Qabtay
Hargeysa(Geeska)-Raxma Cabdi Muxumed, oo ah gabadh dhallinyaro ah ayaa ka sheekaysay sixir lagu qabtay oo dabadeed sabab u noqday in la kaxaysto, balse ay markii dambe ka soo fakatay ka dib markii uu miyirkeedii u soo noqday. Raxma oo degen xaafadda Xero-awr ee magaalada Hargeysa, ayaa waxay sheegtay...

Golaha Guurtida Oo Maanta Gudo-galaya Doodda Muddo Kordhinta

Published on Feb 25 2017 // Warar
Golaha Guurtida Oo Maanta  Gudo-galaya Doodda Muddo Kordhinta
Hargeysa(Geeska)-Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta gudo galaya doodda mawduuca xaasaasiga ah ee muddo kordhin loo sameeyo madaxweynaha iyo madaxweyne-xigeenka, ka dib markii uu dib ku dhac ku yimid qabsoomidii doorashada ee March 2017. Fadhiga saaka, ayaa waxa la filayaa in shirguddoonku golaha...

“Farmaajo Hadduu La Mid Noqdo Madaxweynayaashii Ka Horeeyey Weynu Khilaafaynaa” Wasiirka arrimaha gudaha Md. Faratoon

Published on Feb 25 2017 // Warar
Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay Madaxweynaha cusub ee Somaliya, waxaanu ugu baaqay inuu ixtiraamo madax banaanida iyo qaranimada Somaliland, waxaanu sheegay in aanay cidna uga habraynin jiritaanka Somaliland. Wasiirka...

Maxkamadda Iyo Xadhiga Maxamed Baashe Ee Maanta

Published on Feb 25 2017 // Warar
Maxkamadda Iyo Xadhiga Maxamed Baashe Ee Maanta
Hargeysa(Geeska)-Maxkamadda gobalka Hargeysa ayaa la filayaa inay maanta go’aan kama dambays ah ka gaadho xadhiga weriye Maxamed-Baashe Xaaji Xasan oo muddo toddobaad ah ku xidhan Hargeysa. Maanta ayaa u dambaysa maalintii ay maxkamadu u qabatay xukuumadda inay keento wixii cadaymo ah ee ay u...

Waddani Oo 36 Jir U Magacaabay Madaxa Ololaha Doorashada Madaxweynaha Ee Xisbiga

Published on Feb 25 2017 // Warar
Waddani Oo 36 Jir U Magacaabay Madaxa Ololaha Doorashada Madaxweynaha Ee Xisbiga
Hargeysa(Geeska)-Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa 36-jir reer Gebilay ah u magacaabay Madaxa Ololaha heer qaran ee Xisbiga doorashada madaxtooyada Somaliland ee bisha October ee sannadkani la filayo inay dalka ka qabsoonto. Sida ku cad warqad uu ku saxeexan yahay Musharraxa Madaxweynaha ee xisbigaasi...

Daara-salaam Bank oo Abaal-marino Guddoonsiiyey Shaqaalaha Dedaalka Muujiyey Sanadkii 2016

Published on Feb 25 2017 // Warar
Daara-salaam Bank oo Abaal-marino Guddoonsiiyey Shaqaalaha Dedaalka Muujiyey Sanadkii 2016
Hargeysa (Geeska)-Baanka Caalamiga ah ee DAARA-SALAAM Bank ayaa abaal-marino qaaliya gudoonsiiyey shaqaale weynaha baanka ee sanadkii 2016-kii oo soo bandhigay hawl-karnimo iyo dadaal dheeraad ah oo ay ku qabteen hawlaha iyo adeegyadda ay bulshadda u hayaan. Xafladan lagu abaal-marinaayey shaqaale weynaha...

Mucaaradka Oo Guurtida Ugu Baaqay Inay Ixtiraamaan Is-afgaradka Xisbiyada Iyo Komishanka

Published on Feb 25 2017 // Warar
Mucaaradka Oo Guurtida Ugu Baaqay Inay Ixtiraamaan Is-afgaradka Xisbiyada Iyo Komishanka
Hargeysa (Geeska)-Labada Xisbi Mucaarad ee UCID iyo Waddani ayaa fariin u diray Golaha Guurtida, oo kal-fadhigoodii caadiga ahaa dib u  furmayo maanta iyadoo anjandaha kal-fadhigan lagu soo darayo muddo kordhinta Xukuumadda, si ay sharciga u waafajiyaan madaama ay Doorashadii dib u dhacday. Xoghaye...