GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Jan 31 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee sahayday xukuumadii Rayaale waxa ka mid ahaa Biriishkii Ayrishka (Irish) ee Hargeysa ee daadku qaaday oo ay muddo ku qaadatay inay dhisto. Imikana Malaga yaabaa in xukuumaddan Xaaji Axmed uu sahaydo Biriishka weyn ee Hargeysa ee maalinba maalinta ka dambaysa  inuu...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Amar Ku Bixiyay In La Joojiyo Hawlgelinta Shaqaalaha Dawladda Iyo Ciidamada Ku Jira Miisaaniyadda 2017

Published on Jan 31 2017 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Amar  Ku Bixiyay In La Joojiyo Hawlgelinta Shaqaalaha Dawladda Iyo Ciidamada Ku Jira Miisaaniyadda 2017
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa amray in la hakiyo in si rasmi ah loo hawlgeliyo shaqaalaha dawladda iyo ciidamada dalka ee ku jira miisaaniyadda sannadka 2017. Qoraalka ayaa ku taariikhaysnaa January 24, 2017. Qoraalkan Madaxweyne Siilaanyo oo lagu socodsiiyay...

Magacyada Saddex Khabiir Oo Ay Xukuumadu U Saartay Ka Soo Tallo Bixinta Wakhtiga Ugu Haboon Ee Zaadka Lagaga Saari Karo $ 100 Wixii Ka Yar

Published on Jan 31 2017 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Guddiga wasiirada ah ee uu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay inay ka soo tallo bixiyaan wakhtiga ugu haboon ee ay shirkadda Telesom ku fulin karto amarkii dawladda, ayaa saddex xubnood u xilsaaray ka soo tallo  bixinta wakhtiga ugu haboon ee ay Telesom ku fulinayso amarkaas. Guddiga...

Aragtida Ismaaciil Buubaa Ee Baaqii Beesha Caalamka Ee Dib U Dhigista DoorashooyinkaAragtida Ismaaciil Buubaa Ee Baaqii Beesha Caalamka Ee Dib U Dhigista Doorashooyinka

Published on Jan 31 2017 // Warar
Aragtida Ismaaciil Buubaa  Ee Baaqii Beesha Caalamka Ee Dib U Dhigista DoorashooyinkaAragtida Ismaaciil Buubaa  Ee Baaqii Beesha Caalamka Ee Dib U Dhigista Doorashooyinka
Hargeysa (Geeska)-Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay sida uu arko muddo kordhinta ay ku heshiiyeen Xisbiyada Qaranka, Komishanka iyo Xukuumadda iyo halka ay taagan yihiin Beesha Caalamku, waxaanu sheegay in Wadan kasta uu arimihiisa guddaha...

Biriishkii Hargeysa Oo Qarka U Saaran Inuu Go’o Iyo Baaqa Bulshada Hargeysa U Dirtay Madaxweynaha

Published on Jan 31 2017 // Warar
Biriishkii Hargeysa Oo  Qarka U Saaran Inuu Go’o Iyo Baaqa  Bulshada Hargeysa U Dirtay Madaxweynaha
Hargeysa(Geeska)-Biriishka weyn ee caasimadda Hargeysa ayaa halis ugu jira inuu gebi ahaanba dumo, ka dib markii tiirarkii uu ku taagnaa ay qodmeen islamarkaana ay soo baxeen birhii garaa’idka ahaa ee dhulka hoose ee fog ku qotonsanaa. Dadweyne u badan kuwa ka ganacsatada suuqa waaheen, oo shalay...

Inantii Bariga Afrika Oo Weyday Inay Noqoto Diblomaasiga Qaaradda Afrika Ugu Sareeya

Published on Jan 31 2017 // Warar
Inantii Bariga Afrika Oo Weyday Inay Noqoto Diblomaasiga Qaaradda Afrika Ugu Sareeya
Addis Ababa(Geeska/W.Wararka)-Wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Chad Moussa Faki ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha Midowga Afrika. Wuxuu badeli doonaa Nkosazana Dlamini-Zuma oo u dhalatay Koonfur Afrika oo wakhtigeedu dhamaaday. Mr Faki ayaa kursigan kaga adkaaday wasiirkii arrimaha dibadda...

“Wargeyska Geeska Afrika, Wuu Nooga Soocanyahay Wargeysyada Iyo Warbaahinta Kale Ee Dalka”Wasiir-xigeenka dhallinyarada iyo ciyaaraha

Published on Jan 31 2017 // Warar
“Wargeyska Geeska Afrika, Wuu Nooga Soocanyahay Wargeysyada Iyo Warbaahinta Kale Ee Dalka”Wasiir-xigeenka dhallinyarada iyo ciyaaraha
Hargeysa (Geeska)-Wasiir ku xigeenka Ciyaaraha Somaliland Cabdirashiid Ismaaciil Kaahin, ayaa ammaan balaahan u soo jeediyey wargeyska Geeska Afrika,  gaar ahaan cadadka toddobaadlaha ah ee ciyaaraha u gaarka ah oo uu ku tilmaamay inuu yahay Wargeys, Wargeysyada kale iyo Warbaahinta kale uga soocan...

Dib U Habaynta Mashruuca Biyo Ballaadhinta Hargeysa Eng. Cali Haybe Maxamed

Published on Jan 31 2017 // Maqaalo
Ku:  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ka: Ing. Cali Haybe Maxamed “Waxaan maanta (Shalay) jariiradda Somaliland Today ka akhriyey in mashruucii biyo ballaadhinta Hargeysi uu istaagay , Hay’adihii maamulayayna iyo deeq bixiyeyaashii ay meesha ay ka...

“Ma Jirto Wax Warqad Ah Oo Weli Na Soo Gaadhay”Guddoomiyaha golaha guurtida

Published on Jan 31 2017 // Warar
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in aan wali loo soo gudbin heshiiskii ay isku afgarteen  Xisbiyada, Komishanka iyo Madaxweynuhu ee ku saabsanaa in Doorashada dib loo dhigo toddoba bilood madaama ay abaari jirto, waxaanu sheegay in...

Sicir Bararka Iyo Sawaxanka Bulshadda Qore: Yuusuf Goodir Maxammed

Published on Jan 31 2017 // Maqaalo
Sicir Bararka Iyo Sawaxanka Bulshadda Qore: Yuusuf Goodir Maxammed
Waa wax caadiya in dawladuhu la kulmaan dhibaatooyin, xalintooduna waa qayb ka mid ah sababta loo samaystay. Waxa run ah in dawladuhu u jiraan ilaalinta nolosha bulshadda. Labada dhibaato ee ugu waawayn xaga dhaqaaluhu waa shaqo la’aanta iyo sicir bararka. Sida lagu yaqaan xiliga dhow (short-run)...

Dawladda Ayaa Qiimo-Dhaca Ku Keentay Shillinka Somaliland! Yaasiin Calase

Published on Jan 31 2017 // Maqaalo
Dawladda Ayaa Qiimo-Dhaca  Ku Keentay Shillinka Somaliland! Yaasiin Calase
“In uu qiimo-dhaco shillinka Somaliland, waxa kaw ka ah dawladda. Sababta oo ah iyada ayaa diiday in ay isticmaasho. Oo ka door biday Dollar-ka”. Dawladdu waxa ay ka kooban tahay saddex haayadod oo muhiim u ah habsami u socodka nidaamka dawladnimo kuwaas oo is dheeli tiraya. Sidoo kalana...

Qisas Iyo Dhacdooyin Xiise Leh Oo La Xidhiidha Dhaarinta Madaxweyneyaasha Maraykanka Kamaal A. Cali…. Qaybta 6aad

Published on Jan 31 2017 // Googooska Geeska
Alice Roosevelt oo ahayd gabadh uu dhalay madaxweynihii 26naad ee Maraykanka Theodore Roosevelt ayaa iyaduna guriga Cad ee Maraykanka keentay abeeso weyn oo kula noolayd muddadii uu aabaheed xilka hayey oo ahayd intii u dhexeysay 1901 illaa 1909kii. Alice oo markii aabaheed xilka qabtay da’deedu...

Waa Suurtogal In Dib Loo Soo Celiyo Aragga

Published on Jan 31 2017 // Googooska Geeska
Waa Suurtogal In Dib Loo Soo Celiyo Aragga
London (Geeska)- Saynisyahanno u dhashay dalka Ingiriiskaayaa ku hawlan suurtogelinta hab-cilmiyeed soo celi kara aragga daciifa, waxa aanay tijaabooyin arrintaas la xidhiidha ku sameeyeen jiir indho la’, sida uu ku warramayo wargeyska Daily Mail oo uu Geeska Afrika warkan ka soo xiganayo. Inkasta...

Facebook Oo Sheegtay In Xaqiiqada Wararka Lagu Faafiyo Aanay Ku Qiimayn Doonin Tirada Like, Share, Comment Ka La Siiyey Iyo Xeeladda Ay Isticmaali Doonto

Published on Jan 31 2017 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Sida caadiga ah Facebook waa barkulanka bulsho ee dunida oo dhan ugu caansan, muddo dheer ayaanu ahaa war-is-gaadhsiin dadku isku dhaafsadaan xusuusaha, sawirrada iyo faallooyinka, laakiin muddooyinkii u dambeeyey waxa uu ku darsaday I uu suuqa warbaahinta kula tartamo wakaalado...

Fadhiga Badani Waxa Uu Soo Dedejiyaa Gabowga

Published on Jan 31 2017 // Googooska Geeska
Fadhiga Badani Waxa Uu Soo Dedejiyaa Gabowga
Washington (Geeska)- Cilmibaadhiso door ayaa hore uga warramay dhibaatooyinka caafimaad ee ay leedahay in qofku uu muddooyin badan fadhiyo, laakiin daraasad  cusub ayaa intii hore ku sii dartay in fadhiga waqtiga badan ahi uu qofka ku soo dedejiyo calaamadaha gabowga. Cilmibaadhis caafimaad oo dhowaan...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Jan 29 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Haddii uu Madaxweyne Siilaanyo guddi magacaabo oo aanu ku darin mid ka mid ah afarta wasiir ee aan dhicin ee uu adeerka u yahay, taloow maxaa dhacaya.  Odaygu guddiyadan uu naanaysta kula baxay wax haka bedelo ayaan kula talin lahaa.  

Faysal Cali Waraabe Oo Muujiyay Inuu Ka Xumaaday Sidii Fududayd Ee Xilka Looga Qaaday Wasiirkii Biyaha

Published on Jan 29 2017 // Warar
Faysal Cali Waraabe Oo Muujiyay Inuu Ka Xumaaday Sidii Fududayd Ee Xilka Looga Qaaday Wasiirkii Biyaha
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ahna mushaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID, ayaa sheegay inay dad badan oo Somaliland wax u soo qabtay oo ahayd in la maamuso inay dayacmeen, waxaanu tusaale u soo qaatay ALLE ha u naxariiste Fagadhe oo indho beelay, Prof:...

Madaxtooyad Iyo Wasaaradda Khaarajiga Oo Weli Ka Aamusan Baaqii Beesha Caalamka

Published on Jan 29 2017 // Warar
Madaxtooyad Iyo Wasaaradda Khaarajiga  Oo Weli Ka Aamusan Baaqii Beesha Caalamka
Hargeysa(Geeska)-Madaxtooyada Somaliland ayaan weli wax jawaab ah ka bixin war-murtiyeed culus oo ay dalalka beesha caalamku kaga jawaabeen dib u dhigistii doorashada. War-murtiyeedkaas, ayaa ahaa kii ugu cuslaa ee ay dalalka Somaliland taageeraa soo saareen, waxaanay sheegeen inaan abaarta laga dhigan...

Gobalka California Oo Bilaabay Dhaqdhaqaaqyo Uu Kaga Goosanayo Dalka Maraykanka

Published on Jan 29 2017 // Warar
Gobalka California Oo Bilaabay Dhaqdhaqaaqyo Uu Kaga  Goosanayo Dalka Maraykanka
Washington (Geeska)- Masuuliyiinta gobalka Califronia ee dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay in ay fasaxeen ol’ole lagu dalbanayo in gobalkani uu ka goosto dalka Maraykaka intiisa kale. Waxa aanu ku bilaabanayaa in la ururiyo saxeex muwaadiniinta gobalkaas ee doonaya in ay dawlad madax bannaan noqdaaan,...

Wasiirka Ganacsiga Iyo Ganacsatada Wadanka Oo War-murtiyeed Soo Wada Saaray

Published on Jan 29 2017 // Warar
Wasiirka Ganacsiga Iyo Ganacsatada Wadanka Oo  War-murtiyeed Soo Wada Saaray
Hargeisa (Geeska) Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga  JSL ,Mudane Dr. Cumar Shucayb Maxamed  ayaa shir balaadhan layeeshay Ganacstada Dhexe ee dalka. Wasiirka waxa  shirka kula wehelinayay Masuuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga  iyo Maalgashiga. Shirkan  oo ay u jeedadiisu ...

“Markii Lacagta Cusub la keenay, Anigaygan Ayaa 80,000 dollar ku khasaaray”

Published on Jan 29 2017 // Warar
“Markii Lacagta Cusub la keenay, Anigaygan Ayaa 80,000 dollar ku khasaaray”
Hargeysa (Geeska) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Sicir-bararka ka taagan Somaliland, Dulmiga iyo Arrimo kale oo muhiim ah. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu sheegay in Islaamku ku baaqay Nolol Dadku siman yihiin, isla-markaana diiday...

Madaxweynaha Oo Guddi U Magacaabay Daba-galka Go’aamadii Sicir Bararka

Published on Jan 29 2017 // Warar
Madaxweynaha Oo Guddi  U Magacaabay Daba-galka Go’aamadii Sicir Bararka
Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku magacaabay guddi cusub. Qoraalka madaxtooyada ayaa u qornaa sidan “Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silanyo: Isasagoo gudanaya Xilka iyo Masuuliyadda Distooriga ah ee Xukuumadiisa ka saaran ilaalinta iyo...

Siyaasi Obsiiye Oo Guurtida Ugu Baaqay In Aanay Waxba Ku Darin Wakhtiga Lagu Heshiiyay

Published on Jan 29 2017 // Warar
Siyaasi Obsiiye Oo Guurtida Ugu Baaqay In Aanay Waxba Ku Darin Wakhtiga Lagu Heshiiyay
Hargeysa (Geeska)-Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye, ayaa Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadlay Doorashada Somaliland, waxaanu Golaha Guurtida ugu baaqay in aanay wakhti ku darin wakhtigii ay ku heshiiyeen Saddexda Xisbi iyo Xukuumaddo, oo aanay muddo kordhin dambe sameeynin. Siyaasi Cabdiqaadir Cali...

Qisas Iyo Dhacdooyin Xiise Leh Oo La Xidhiidha Dhaarinta Madaxweyneyaasha Maraykanka Kamaal A. Cali…. Qaybta 5aad

Published on Jan 29 2017 // Googooska Geeska
Baahinta tooska ah ee xafladda caleemo-saarka Muddooyinkii hore cidda la socon kari jirtay xafladaha caleemo saarka madaxweynaha Maraykan waxa ay ahaan jirtay cid timid goobta ay ka dhacayso oo keliya, laakiin intii ka dambaysay sannadkii 1981kii arrintaasi waa ay is beddeshay, oo sannadkaas oo la caleemo...

Lugaha Oo La Isa Saaro Marka La Fadhiyaa Waxa Ay Khatar Ku Tahay Caafimaadka Qofka

Published on Jan 29 2017 // Googooska Geeska
Lugaha Oo La Isa Saaro Marka La Fadhiyaa  Waxa Ay Khatar Ku Tahay Caafimaadka Qofka
Dubai (Geeska)- Dad badan oo weliba sida tirkoobyadu muujinayaan dumar u badan ayaa markaa ay fadhiistaan luga is saarta. Iyaga oo u arka in ay tahay hab quruxsan aadna u soo jiidanaysa indhaha. Qaabfadhigan quruxda laga raadiyo ayaa ay khubarada caafimaadku sheegayaan in uu khatar ku yahay caafimaadka...

Mariska Shaglaydhka Leh Ee Nutella Oo La Ogaaday In Uu Leeyahay Khataro Caafimaad Darro

Published on Jan 29 2017 // Googooska Geeska
London (Geeska)- Haddii aad tahay dadka jecel Shaglaydhka Nutella ee isticmaalkiisu dunida oo dhan caanka ka yahay, marka aad warkan akhrido waxa aad ku qasbanaan doontaa in aad dib ugu noqoto aragtidii aad ka haysatay, ama waa aad iskaba joojin cunistiisa. Haayadda badqabka cuntada ee Midowga Yurub...

Turkiga Oo Jinsiyaddiisa Siinaya Ganacsade Kasta Oo Hal Milyan Oo Doolar Iyo Ka Badan Ku Maalgashada Dalka

Published on Jan 29 2017 // Googooska Geeska
Turkiga Oo Jinsiyaddiisa Siinaya Ganacsade Kasta Oo  Hal Milyan Oo Doolar Iyo Ka Badan Ku Maalgashada Dalka
Istanbul (Geeska)- Dawladda Turkiga ayaa go’aan ku gaadhay in ay jinsiyaddeeda siiso dadka shisheeyaha ah ee dalkeeda ku maalgashaday ganacsi u dhigma Hal Milyan oo doolar, war uu Geesja Afrika ka soo xigtay shabakadda wararka ee Al-Carabiya ayaa lagu sheegay in go’aanka ay xukuumddu maalgashadayaashan...

GUUGUUEL IYO MAANTA

Published on Jan 28 2017 // Warar
GUUGUUEL IYO MAANTA
Aniga waxa ii muuqata guurtida oo muddo kordhinta ka badisay lix bilood iyo madaxweynaha iyo xisbiyada oo dacwad u gudbiyay maxkamadda sare oo ay dabadeed maxkamadda sare go’aankii guurtida tuurtay. Iyo ugu dambayn Saleban oo madaxtooyada bakoorada u qaatay. Aan dhawrnmo maalmaha.  

Beesha Caalamka Oo Xukuumadda Somaliland U Soo Dirtay Dhambaal Culus Oo Dardaaran Iyo Digniin Ah

Published on Jan 28 2017 // Warar
Beesha Caalamka Oo Xukuumadda Somaliland U Soo Dirtay Dhambaal Culus Oo Dardaaran Iyo Digniin Ah
Hargeysa(Geeska)-Toban wadan iyo ururka Midowga Yurub ayaa xukuumadda Somaliland, xisbiyada iyo guddiga doorashooyinka u soo diray dhambaal culus oo isugu jira digniin iyo dardaaran. Dhambaalkan oo ah mid culus, waxa ay wadamadani kaga digeen halista ka dhalan karta dib u dhigista doorashada oo ay tilmaameen...

Telesom oo Xalay Aqbashay Fulinta Amarkii Dawlada Iyo Laba Qodob Oo Lagu Heshiiyay

Published on Jan 28 2017 // Warar
Telesom oo Xalay Aqbashay Fulinta Amarkii Dawlada Iyo Laba Qodob Oo Lagu Heshiiyay
Hargeysa(Geeska)-Shirkadda Telesom ayaa kulan xalay madaxtooyada ka dhacay si rasmi ah ugu aqbashay go’aankii uu Madaxweyne Siilaanyo ka soo saaray isticmaalka adeega Zaad. Sidoo kale shirkadda Dahab Shiil ayaa iyana si rasmi ah u aqbashay go’aamadaas. Kulan xalay madaxtooyada ka dhacay...

Weriye Hereri Oo Waraysi La Yeeshay Rayslwasaaraha Itoobiya

Published on Jan 28 2017 // Warar
Weriye Hereri Oo Waraysi La Yeeshay Rayslwasaaraha Itoobiya
Hargeysa(Geeska)-Weriye  Cabdisalam Hereri Oo Ka tirsan telefishanka Universal ayaa waraysi aad u dheer Oo dhinacyo badan taabanaya waxaa uu magaalada Jigjiga kula yeeshay ra'iisal wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn. Ra'iisal wasaarahu waxaa uu magaalada Jigjiga u joogay laba maalmood...

Maxamed Kaahin Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Dagaalku Dhex Maray

Published on Jan 28 2017 // Warar
Maxamed Kaahin  Oo Baaq Nabadeed U Diray  Beelaha Dagaalku Dhex Maray
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin, ayaa baaq nabadeed u diray labada Beelood ee dagaalku dhexmaray, waxaanu ugu baaqay inay nabada qaatan oo ay joojiyaan dagaalka iyo colaada. Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin,  oo Wargeyska...