GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Dec 31 2016 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Abwaan, Hadraawi isagoo siyaasadda ka hadlaya wuxuu inagu yidhi Hadday orgi iyo ri’ tahay, Or iyo wada qaylo tahay, Hadday adhiyaysi tahay, Hadday adhax-tuujin tahay, Ilduuf iyo jeeble tahay, Hadday wada ‘Aniga’ tahay, Siyaasadi aabbe ma leh.  

Guddiga Doorashooyinka Oo Kulan Muhiim U Ah Doorashada Isugu Yeedhay Saddexda Guddoomiye Ee Xisbiyada Qaranka

Published on Dec 31 2016 // Warar
Guddiga Doorashooyinka Oo  Kulan Muhiim U Ah Doorashada Isugu  Yeedhay Saddexda Guddoomiye Ee Xisbiyada Qaranka
Hargeysa(Geeska)-Guddiga doorashooyinka qaranka, ayaa kulan toddobaadkan isugu yeedhaya saddexda guddoomiye xisbi qaran oo sidoo kale ah saddexda murashax ee KULMIYE, Waddani iyo UCID. Guddiga doorashooyinka, ayaa inkastoo aanay soo saarin war rasmi ah, haddana ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay...

Muuse Iyo Cirro: Haku Ololaynina Masiirka Iyo Nabadgelyada Qaranka Ee La Yimaada Aragtiyo Siyaasadeed Oo La Idinka Iibsado

Published on Dec 31 2016 // Warar
Muuse Iyo Cirro: Haku Ololaynina Masiirka  Iyo Nabadgelyada Qaranka Ee La Yimaada  Aragtiyo Siyaasadeed Oo La Idinka Iibsado
Hargeysa(Geeska)-Maalmahan u dambeeyay waxa ay labada murashax ee KULMIYE iyo Waddani Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, hawada isu marinayeen hadalo xanaf leh oo uu nuxurkoodu ku soo ururayo in midba midka kale ku dhufto waran siyaasadeed si uu taageeradiisa u wiiqo. Laakiin, labadooduba,...

“Axmed Muumin Seed Khiyaamo Ayaa Ku Dhacday, Kagamay Dhicin Waddani, Ee Waa La Garanayaa”

Published on Dec 31 2016 // Warar
“Axmed Muumin Seed Khiyaamo Ayaa Ku Dhacday, Kagamay Dhicin Waddani, Ee Waa La Garanayaa”
Hargeysa (Geeska)-Wasiirkii hore ee Wasaaraddaha Beeraha iyo Waxbarashada Prof: Faarax Cilmi Geedoole  oo hadda ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ee Waddani,ahna Siyaasi ka soo jeeda Gobolka Awdal, gaar ahaan Magaalada Boorama, ayaa ka hadlay shir maalmihii ugu dambeeyey Magaalada Hargeya ku dhexmaray...

“Waxaynu Xisbiyada U Samaysanay Inaynu Kaga Maarano In Reer Walba Dhiniciisa Goosto”

Published on Dec 31 2016 // Warar
“Waxaynu Xisbiyada U Samaysanay Inaynu Kaga Maarano In Reer Walba Dhiniciisa Goosto”
Hargeysa (Geeska)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Somaliland kula taliyey inay Ummadda ka daayaan Khilaafaadka, si looga baaqsado Mushkilado amni daro oo Dalku waajaho. Sheekha oo Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Arrimo ay ka mid yihiin...

Wasiir Khaliil Oo Ka Digay Sannadka Cusub In La Sameeyo Waxyaabo Diinta Iyo Dhaqanka Ka Soo Horjeeda

Published on Dec 31 2016 // Warar
Wasiir Khaliil Oo Ka Digay Sannadka Cusub In La Sameeyo Waxyaabo Diinta Iyo Dhaqanka Ka Soo Horjeeda
Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa ka hadlay Sannadka cusub ee 2017, ee caawa curanaya, waxaanu ka digay in lagu kaco wax dhaqan xumo ah oo diinteena suuban ee Islaamka ka hor imanaya ama liddi ku ah. Wasiirka Wasaaradda Diinta...

Xildhibaan Balaaki Oo KULMIYE Iyo Waddani U Soo Jeediyay Inay Si Nadiif Ah U Tartamaan

Published on Dec 31 2016 // Warar
Xildhibaan Balaaki Oo KULMIYE Iyo Waddani U Soo Jeediyay Inay Si Nadiif Ah U Tartamaan
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Cabdilaahi  Xuseen Cige  (Balaki), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Guddida Arrimaha Guddaha, Difaaca iyo Nabadgalyada ee Golaha Wakiilada ayaa talo iyo waano u soo jeediyey Xisbiyada Qaranka, gaar ahaan Kulmiye iyo Waddani,oo muddooyinkii...

Cirro Iyo Muuse Mid Ba Halbaa Seegay W/Q: Dr. Mustafe Kaydsane

Published on Dec 31 2016 // Maqaalo
Cirro Iyo Muuse Mid Ba Halbaa Seegay W/Q: Dr. Mustafe Kaydsane
Adeer "Gar waa loo wada Islaam e" 1) Cirro halbaa seegay: waxay ahayd in uu ku dherersado Marxuum Cigaal oo uu yidhaahdo " Cigaal dalka wuxuu taladiisa la wareegay iyadoo rajadu xuntahay oo ay Mujaahidiintii hirdamayey dalkii ku galgalimaysteen, wuxuu raftaba, wuxuu abuuray rajo iyo...

Cirro Oo Hadhimo-sharafeed Ku Maamuusay Siyaasiyiin, Odayaal Iyo Dhallinyaro Reer Hargeysa Ah

Published on Dec 31 2016 // Warar
Cirro Oo Hadhimo-sharafeed Ku Maamuusay Siyaasiyiin, Odayaal Iyo Dhallinyaro Reer Hargeysa Ah
Hargeysa(Geeska)- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa Shalay  kulan hadhimo sharafeed ah magaalada Hargeysa ugu sameeyey mudanka odeyada, cuqaasha, dhallinyarta iyo aqoonyahanka ka soo jeeda beesha Axmed Sheekh Isxaaq ee Tol-jecle. Hadhimo...

Saadaasha Cilmi Falagga Ee Sannnadka 2017

Published on Dec 31 2016 // Googooska Geeska
Saadaalo kale iyo sannadka 2017 Marka aynu ka nimadno saadaasha Nostradamus waxaa sannad kasta dhacda in boqollaal faaliyeyaal iyo xiddigiyeyaal dunida ku filqan ahi ay sii saadaaliyaan waxa ay la tahay in uu sannadka cusubi la curan doono. Waxaa iyaguna jira xeeldheerayaal dhacdooyika darsa oo lafa-gura...

Xayawaan Uu Labkiisu Uurka Qaado, Iyo Sharraxaada Cilmigu Ka Bixiyey Habka Shaqo Ee Jidhkiisa Oo Mucjiso Ah

Published on Dec 31 2016 // Googooska Geeska
Xayawaan Uu Labkiisu Uurka Qaado, Iyo Sharraxaada Cilmigu Ka Bixiyey Habka Shaqo Ee Jidhkiisa Oo Mucjiso Ah
Hargeysa (Geeska)- Faras-badeedku waa xayawaan mucjiso ah marka la eego qaabka bayooloji ahaan uu u shaqeeyo, waxyaabaha sida gaarka ah yaabka u sii lehna waxaa ka mid ah in xayawaan badeedkan, kiisa lab uu yahay kan haddana uurka qaada , oo aanay hawshaasi sida xayawaanada kale lagu yaqaano ahayn mid...

Dadka Isticmaala Android Ayaa Ka Fariidnimo Badan, Kana Been Iyo Kibir Yar Kuwa La Midka Ah Ee Isticmaala Iphone Ka

Published on Dec 31 2016 // Googooska Geeska
London (Geeska)-  Cilmibaadhis cusub oo ay iska kaashadeen jaamacadaha Lincoln iyo Lancaster ee dalka Ingiriiska  ayaa daahfurtay in dadk isticmaala talefannada gacanta ee iPhone ay u badan yihiin dad runtoodu yar tahay, inta badanna si kor-ka-xaadis ah uga hadla ugana hawlgala arrimaha u yaalla,...

Saadaashii Michel Nostradamus Ka Sheegay Sannnadka 2017 ka (Q. 5)

Published on Dec 29 2016 // Googooska Geeska
Saadaalo kale iyo sannadka 2017 Marka aynu ka nimadno saadaasha Nostradamus waxaa sannad kasta dhacda in boqollaal faaliyeyaal iyo xiddigiyeyaal dunida ku filqan ahi ay sii saadaaliyaan waxa ay la tahay in uu sannadka cusubi la curan doono. Waxaa iyaguna jira xeeldheerayaal dhacdooyika darsa oo lafa-gura...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Dec 29 2016 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Horta ma maqasheen gobal ka mid ah Hindiya ayaa siyaasiyiintu markay siyaasadda ku kala fogaadaan waxay isla dhacaan mindiyo intay meel banaan ah isugu soo baxaan cawaanimo darteed. Imika siyaasiyiinteenu wax mindiyo u eeg oo haddana hadal ah ayay isla dhacayaan oo mid walba dhiig ayaa ka daadanaya....

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Madaxweyne Siilaanyo Uga Digay Inuu Imaaraadka Kula Heshiisyo Saldhigyo Milatari Oo Berbera Laga Siiyo

Published on Dec 29 2016 // Warar
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo  Madaxweyne Siilaanyo Uga Digay Inuu Imaaraadka  Kula Heshiisyo Saldhigyo Milatari Oo Berbera Laga Siiyo
Hargeysa (Geeska)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka digay saldhigyo milatari oo dawladda Imaaraadka Carabta lagu siiyo magaalada Berbera. Xildhibaanku waxaa uu sheegay in aanay xaq u laheyn xukuumad saddex bilood u hadheen in ay heshiis gasho...

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Xaaladda Uu Dalku Marayo

Published on Dec 29 2016 // Warar
Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo  Ka Hadlay Xaaladda Uu Dalku Marayo
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde, ayaa ka hadlay xaalada uu dalku ku sugan yahay, sida Abaaraha, Doorashada, loolanka Xisbiyada, gacan ka hadalkii lagula kacay qaar ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani, Miisaaniyadda loo soo gudbiyey Wakiilada, kala...

Wasiirka Waxbarashada Oo Beeniyay In Lacag Laga Qaado Arayda Dugsiyada Dawladda

Published on Dec 29 2016 // Warar
Wasiirka Waxbarashada Oo Beeniyay In Lacag Laga Qaado Arayda Dugsiyada Dawladda
Hargeysa,(Geeska)– Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Md. Cabdillaahi Ibraahim Habbane ayaa beeniyay eedaymo Wasaaraddiisa uga yimid hoggaanka xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, kuwaas oo daarranaa in lacag laga qaado ardayda dugsiyada hoose-dhexe ee dalka. Wasiirka...

Taliska Booliska Oo Beeniyay In KULMIYE Xilal U Magacaabay Xubno Boolis Ah

Published on Dec 29 2016 // Warar
Taliska Booliska Oo  Beeniyay In KULMIYE Xilal U  Magacaabay Xubno Boolis Ah
Hargeysa(Geeska)-Xisbiga Waddani ayaa xisbiga KULMIYE ku eedeeyay inuu xubno ka tirsan ciidanka Booliska u magacaabay ololaha xisbiga ee magaalada Hargeysa, iyagoo soo bandhigay magacyo ku jiray xubno uu murashaxa KULMIYE u magacaabay madaxda degmooyinka Hargeysa oo uu Waddani sheegay inay ka tirsanyihiin...

Denmark Oo Soo Masaafurinaysa Boqol Ruux Oo Soomaali Ah

Published on Dec 29 2016 // Warar
Denmark Oo Soo Masaafurinaysa Boqol Ruux Oo Soomaali Ah
Hay’adda Adeegga Socdaalka ee dalka Denmark ayaa haatan baadhitaan ku haysa sida ugu suurtogalsan ee Ku-dhawaad 100 Qaxooti Soomaali ah dib loogu soo celin doono Somaliya. Qaar ka mid ah Qaxootigaasi ayaa ah Dad tababar daran oo u baahan Badbaadin Caalami, kuwaasi oo ay soo xushay Hay’adda...

Taageerayaal Badan Oo Ka Soo Jeeda Deegaanka War-Cimraan & Gumbur Libaax Oo Ku Biiray KULMIYE 

Published on Dec 29 2016 // Warar
Taageerayaal Badan Oo Ka Soo Jeeda Deegaanka War-Cimraan & Gumbur Libaax Oo Ku Biiray KULMIYE 
Burco (Geeska )- Xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey taageerayaal tiro badan oo ka soo jeeda degaannada War-cimraan iyo Gumbur Libaax ee Gobolka Togdheer. Xaflad ballaadhan oo madaxdhaqameedka, aqooyahanka, xildhibaannada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada War-cimraan...

Shir Hawleedkii U Socday Wakiilada Somaliland Ee Dibadda Oo Shalay La Soo Gunaanaday

Published on Dec 29 2016 // Warar
Shir Hawleedkii U Socday Wakiilada Somaliland Ee Dibadda Oo Shalay La Soo Gunaanaday
Hargeysa (Geeska)-Shir laba maalmood ah u socday Danjireyaasha ama Wakiilada  Somaliland u fadhiya dalalka dibada oo lagaga hadlaayey qorsheyaasha siyaasadeed ee wasaarada arrimaha  dibadda ayaa shalay la soo gabo-gabeeyay   Maansoor Hotel ee Magaaladda Hargeysa. Shirkan oo shalay...

Maanta Aan Muuse Biixi Doorano, Waa Maalintiisiye Maxamed Aw Cali Yuusuf

Published on Dec 29 2016 // Maqaalo
Waxa iangu soo socota doorashadii madaxtooyada oo ah march 2017, waxaana tartamaya saddexda murashax ee kala ah Muuse Biixi Cabdi, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi iyo Faysal Cali Waraabe. Anigu waxaan arkaa in Muuse Biixi yahay murashaxa ku haboon ee mudan inuu Somaliland hoggaamiyo, marka la eego sifooyin...

Casharada Nolosha (10): Isu Dheelli-Tirka Arrimaha Ku Hor Yaalla Ayaa Ah Furaha Farxadda Nolosha

Published on Dec 29 2016 // Googooska Geeska
Casharada Nolosha (10): Isu Dheelli-Tirka Arrimaha  Ku Hor Yaalla  Ayaa Ah Furaha Farxadda Nolosha
Hargeysa (Geeska)- Nin boqor ahaa ayaa wiil uu dhalay u diray nin aad u xikmad badnaa oo dadku cilmiga iyo talada ka raadsan jireen, waxa aanu ka codsday in uu wiilkas u baro bal hadda sirta farxadda iyo badhaadhaha nolosha. Wiilkii boqorku dhalay oo u socday in uu xikmaawigan aabihii u diray cilmi ka...

Facebook Waxa Uu Basaasaa Oo Uu Duubo Codk Qofka Ku Hadlaya Talefan U Furan Internet Ka Oo Uu Ku Jiro Facebook

Published on Dec 29 2016 // Googooska Geeska
Facebook Waxa Uu Basaasaa Oo Uu Duubo Codk Qofka Ku Hadlaya Talefan U Furan Internet Ka Oo Uu Ku Jiro Facebook
London (Geeska)- Farsamoyaqaanno ku xeeldheer tiknoolajiyadda ayaa dhowaan fashiliyey in adeegga facebook ee talefannada gacanta ee casriga ah lagu soo dejisto si facebook looga galaa uu leeyahay awood uu ku duubo codka qofka talefanka ku hadlaya. Waxa aanay ku taliyeen in qof kasta oo talefankiisa gacanta...

Musharraxnimada Muuse Amma Waad Ku Qanci Amma Waad Ka Qanci !!!Cabdirahman Xasan Yey

Published on Dec 28 2016 // Warar
Musharraxnimada Muuse Amma Waad Ku Qanci Amma Waad Ka Qanci !!!Cabdirahman Xasan Yey
Kulan aan rasmi ahayn, qodob lagaga doodiyo, nuxur laga hadlaa jirin, cid markhaati noqotiyo, joogin looga qaateen, kuway xafiiltamaan iyo Xirsi Cali lug ku lahayn, nin kitaabka laabtiyo, imaam Samaale ka ahayn, salaadiinta barigiyo, beeshayadu ka tahay beri, warbaahinta gudihiyo, lagu darin saxafiyiin,...

Saadaashii Michel Nostradamus Ka Sheegay Sannnadka 2017 ka Faalliyuh waa beenaale xitaa hadduu run sheego … (Q. 4)

Published on Dec 28 2016 // Googooska Geeska
Nostradamus diiwaankiisa shaadasha dunida waxa uu ku sheegayaa qiso aad ay isu weydiiyaan marar badanna warwar ku abuurta dadka reer Yurub, taas oo muujinays awood uu islaamku yeelan doono iyo in uu hoggaamiye muslim ahi la wareegi doono talada qaybo ka mid ah Yurub. Meelaha uu diiwaankiisan Nostradamus...

Baahidu Waa Hooyada Ikhtiraaca: Dadka Reer Suuriya Oo Foostooyin Koronto Ka Dhashaday

Published on Dec 28 2016 // Googooska Geeska
Baahidu Waa Hooyada Ikhtiraaca: Dadka  Reer Suuriya Oo Foostooyin Koronto Ka Dhashaday
Dimishiq (Geeska)- Dagaallada sokeeye ee tobannaanka kun ee qof ku naf waayeen dalka Suuriya, waxa ay dulka la simeen magaalooyinkii, waxa aanay burburiyeeen gebi ahaanba adeegyadii bulshada oo ay ugu horreeyaan laydhka iyo nidaamkii qasabadaha ee ay muwaadiniintu biyaha kaga heli jireen. Magaalada Edlib...

Toddoba Shay Oo Ay Fiican Tahay In Aad Samayso Maalin Kasta 7 Subaxnimo Ka Hor

Published on Dec 28 2016 // Googooska Geeska
Toddoba Shay Oo Ay Fiican Tahay In  Aad Samayso Maalin Kasta 7 Subaxnimo Ka Hor
Hargeysa (Geeska)-Qormadan uu Geeska Afrika turjumay oo uu ka soo xigtay shabakadda wararka ee caanka ah ee Al-Carabiya, waxa ay soo bandhigaysaa toddoba qodob oo qofka ku dhaqma maalin kasta arroorta hore, gaar ahaa wixii ka horreeya 7 subaxnimo uu ka helay faaa’idooyin caafimaad oo tiro badan. 1....

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Dec 28 2016 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Waxaan arkayaa oo ii muuqata Xaaji Axmed oo mar labaad inagu leh guurtidu muddo kordhin hanoo samayso aniga iyo saaxiibkay Saylici. Haddii ay taasi dhacdana ninoowna ha biciidsan in muddo kordhin 3aad timaado, wejigay doonto ha ku timaadee.    

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Geeska Afrika Uga Waramay Hawlgal Ay Shalay Ciidamada RRU Hargeysa Iyo Berbera Kaga Qabteen Rag La Tuhmay

Published on Dec 28 2016 // Warar
Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Geeska Afrika  Uga Waramay Hawlgal Ay Shalay Ciidamada RRU  Hargeysa Iyo Berbera Kaga Qabteen Rag La Tuhmay
Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Md. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay dad lagu tuhunsan yahay falal amni daro oo Ciidamada RRU-da ee argagixiso la dagaalanku  ka kala qabteen Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera. Ciidamada RRU-da ayaa subaxnimadii hore...

Madaxweyne; 89 Maalmood Kadib Ma Qaban Doonta Doorashada Aad Ballanqaaday Mise Waa Muddo Kordhin Kale Iyo Taariikh Madow?

Published on Dec 28 2016 // Warar
Madaxweyne; 89 Maalmood Kadib Ma Qaban Doonta Doorashada Aad Ballanqaaday Mise Waa Muddo Kordhin Kale Iyo Taariikh Madow?
Hargeysa(Geeska)-Waxa ay shacabka Somaliland sugayaan oo ay isha ku hayaan 89 maalmood ka dib isbedelka siyaasadeed ee Somaliland lagu arki doono. 89 maalmood ka dib, waxa qabsoomaysa doorashada madaxtooyada oo qoondaysan 28 March 2017. Waxa doorashadaas ku loolamaya saddex siyaasi oo u tartamaya jagada...

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Madal Ku Wareejiyey $40,000 Oo Uu Gurmadka Abaarta Kaga Qayb Galayo

Published on Dec 28 2016 // Warar
Guddoomiyaha KULMIYE Oo Madal  Ku Wareejiyey $40,000  Oo Uu Gurmadka Abaarta Kaga Qayb Galayo
Burco (Geeska )- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si waafi ah u hogo-tusaaleeyey faa’iidada ku jirta isku tashiga iyo naf-hurka loo baahan yahay in shacabka reer Somaliland sameeyaan si xaaladda adag ee abaareed...